Pompeo oo waxqabad ka raadinaya Suudaan kahor doorashada madaxtinimada Mareykanka!
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020.
Iyadoo todobaadyo ay ka harsantahay doorashada madaxtinimada Mareykanka, Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo wuxuu u tartamayaa inuu la gaaro Suudaan horumar uu rajeynayo in ay sidoo kale ka faa’iideysan karto Israel.
Dowladda cusub ee Suudaan hogaamineyso ee rayidka ah waxay si deg deg ah u…