Somaliland oo DFS uga dacwootay Beesha Caalamka Doorashada 20/21 Awgeed!
Warsaxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in Beesha Caalamka ay u gudbisay Dacwad ka dhan ah Dowladda Federaalka oo salka ku heysa Doorashada dalka 20/21 ee dhawaan heshiiska laga gaaray.
Somaliland ayaa Xaanshidaan gaarsiisay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo dhammaan Daneeyaasha Arrimaha Soomaaliya, si ay ula socdaan dacwadda ka dhanka ah Dowladda Federaalka.
Maamulka Somaliland ayaa ku doodaya in uu Soomaaliya ka go’ay 18-kii May 1991-dii,…