14.6 Milyan oo ruux waxa ay 6-bilood uga barakacday 127-Dal!
Qiyaastii 14.6 Milyan oo ruux ayaa sanadkaan 2020 ka barakacday dalal gaaraya 127, qaarkood ayaa qaxooti noqday oo ka tallaabay Soohdinta waddamooda laga soo bilaabo janaayo ilaa Juun 2020.
Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha ee (IDMC) ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Dagaalada iyo rabshadaha ka jira wadamada caalamka in ay sababtay barakaca gudaha dalalkaas dadka intaas la eg.
Waxa ay ka badan tahay tiradaan diiwaanka dadkii barakacay sanadkii hore 2019-kii sida ay…