Qarax sababay dhimasho & Dhaawac oo ka dhacay Duleedka Muqdisho.
Deegaanka Weedow ee Dhaca duleedka Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax miinada nuuca dhulka lagu aaso, waxaana xiligii qaraxa uu dhacayay wadada mararay Gaari ay wateen Ciidamo katirsan Dowladda Soomaaliya.
Goobjoogayaal la hadlay Axadle ayaa sheegay in qaraxa uu sababay Khasaare Dhimasho iyo dhaawac, waxaana xiliga Miinadu ay qarxeysay wadadu ahayd mid mashquul ah sida ay wariyeen dadka deegaanka.
Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in saddex ruux wayxeelo gaartay,…