Khabiirka BBC Oo Saadaaliyay Kulamada Isbuuca 5aad Ee
Khabiirka BBC Sport Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulamada isbuuca shanaad ee xilli ciyaareedka horyaalka Premier League oo bilaabanaya maalinta Sabtida islamarkaana la soo gabagabeynayo habeenka Isniinta.Kulamo xiiso badan ayaa la ciyaarayaa maalinta Sabtida iyadoo shanta kooxood ee ugu waa weyn horyaalka ay ciyaarayaan dhamaantood maalinta Sabtida.Mid ka mid ah kulamada ugu adag Sabtida waa kulanka Merseyside Derby ee ka dhici doona garoonka Goodison Park markaasoo Liverpool ay booqan doonto kooxda hogaamineysa horyaalka…