Arsenal, Man United, AC Milan – Top 24
Kooxaha guruubyada ee tartanka Europa League ayaa caawa soo afjari doona iyadoo kooxaha waa weyn u gudbi doonaan heerka 32-aad ee Europa League halka kuwa kale laga reebay Champions League.AC Milan, Arsenal, Napoli, Roma, Tottenham, Leicester City iyo Benfica ayaa ka mid ah kooxaha u soo gudbay wareega group-yada ee tartanka Europa League, halka Manchester United ay ku jirto sideed dhamaadka Champions League.Liiska 24-ka koox ee heerka guruubyada Europa League:AC MilanAntwerpArsenalBenficaBragaXiddiga Casaanka ahDinamo…