Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United vs PSG – Solskjaer Oo Shax
Iska horimaanka Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa noqonaya mid abuuraya xafiiltan cusub oo u dhaxeeya labada kooxood.United ayaa dooneysa inay sii dheereysato hogaankeeda Group H iyagoo ogsoon in guul ay gaaraan ay u xaqiijin doonto inay u soo gudbaan wareega 16ka Champions League.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer waxay leeyihiin 9 dhibcood iyagoo seddex dhibcood ka sareeya PSG, United ayaa xitaa ku soo baxda barbaro haddii Leipzig ay guuldarro ka soo gaarto kulanka ay haatan la ciyaareyso Istanbul Basaksehir.Tababare…