Garsoorihii Qaladka Xun Sameeyay Kulankii Liverpool &

Garsoore David Coote ayaa lagu ciqaabay inuusan garsoori doonin kulamada isbuuca soo socda ee Premier League ka dib qaladkii uu sameeyay kulankii Merseyside Derby. Coote oo ahaa garsooraha VAR ee kulankii Liverpool iyo Everton ayaa ku guuldareystay inuu hubiyo qaladkii uu goolhaye Jordan Pickford ku galay Van Dijk taasoo keentay in daafaca uu garoomada ka maqnaado muddo bilooyin ah. Bedelkii uu David Coote eegi lahaa qaladka uu Pickford kula kacay Van Dijk wuxuu diirada saaray kaliya haddii offside uu jiray taasoo…

Liverpool & Man United Oo Hogaaminaya Qorshe Lagu Dhisayo

Liverpool iyo Manchester United ayaa qeyb ka ah wadahadal ay kula jiraan kooxaha ugu waa weyn Yurub iyadoo lagu dhisayo tartan cusub oo ay taageersan tahay FIFA kaasoo wax weyn ka bedeli doona kubada cagta caalamka.Sky News ayaa ogaatay in maalgashadayaasha inay isku diyaarinayaan lix bilyar doolar oo lagu dhisayo tartanka cusub kaasoo loogu magacdari doono European Premier League.In ka badan toban kooxood oo ka dhisan England, France, Germany, Italy iyo Spaun ayaa wadahadal ugu jira inay noqdaan xubnaha aas-aasaya…

In a milestone enhance, Trump says it is going to take away Sudan as a sponsor

President Donald Trump stated Monday he was able to take away Sudan from a U.S. blacklist of state sponsors of terrorism, a landmark enhance for the civilian-backed authorities because it turns the nation's many years since as a global pariah. Trump stated Sudan, which has been searching for to take away the record for years, had accepted a $ 335 million compensation package deal for victims and kin of earlier assaults. "Lastly, JUSTICE for the American individuals and BIG step for Sudan!" Trump wrote on Twitter,…

Khabiirada BBC Sport Oo Saadaaliyay Kooxda Xilli

Konton iyo sideed maalmood ka dib markii ay Bayern Munich koobka ku qaaday magaalada Lisbon, Champions League ayaa soo laabanaya caawa.Xilli ciyaareedkii la soo dhaafay, afar kooxood oo lama filaan ah ayaa isagu soo hartay wareegii afar dhamaadka Bayern, PSG, Lyon iyo RB Leipzig.Sidaasi darteed yaa sannadkan ku guuleysan doona koobka? BBC ayaa weydiisatay khabiiradeeda kubada cagta ee Yurub kuwaasoo saadaal ka bixiyay.Andy West oo ka qora kubada cagta Spain ayaa saadaaliyay in Real Madrid ay ku guuleysan doonto Champions…

Ganacsatadda Khaadka Kenya oo ka walaacsan in Suuqooda

Beeraleyda Khaadka ee dalka Kenya ayaa walaac xooggan ka muujiyeen in ay lumiyeen gebi ahaanba suuqoodii ugu waynaa ee Khaadka kaas oo ahaa Soomaalida, kadib markii ay Itoobiya bilowday dhoofinta Khaadka ee Muqdisho. Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo bandhigtay shixnaddii ugu horreysay ee dalagga ka soo go’a beeraha dalka Itoobiya oo fasax ka haysta xukumadda Muqdisho. Xaaladaan ayaa walaac xoog leh ku abuurtay beeraleyda dalka Kenya, iyadoo la tixgelinayo in ay muddo dheer gacanta ku…

Unai Emery Oo Miino Ku Tuuray PSG & Dareenka Dhabta Ah Ee

Macalinkii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla, Paris Saint-Germain iyo Arsenal ee Unai Emery haatana gadh-wadeenka ka ah dhinaca Villarreal ayaa shaaca ka qaaday nooca dareen ee uu Kylian Mbappe oo uu macalin usoo noqday u qabo dhinaca Real Madrid.Unai ayaa si weyn ugu soo raaxaystay kooxda Sevilla, sidoo kale Paris ayuu koobab badan oo gudaha France ah la qaaday balse halka uu madax-xanuunka kasoo qaaday ayaa ahayd Arsenal oo uu heerkii laga filayay gaadhsiin waayay.Haatan markale Emery ayaa ku noqday carriga dalkiisa Spain…

Somalia’s parliament referred to as for a inexperienced mild

MOGADISHU, Somalia - Somalia's President Mohamed Abdullahi Farmajo has requested the Nationwide Meeting to provide a nod to the brand new cupboard unveiled by Prime Minister Mohamed Hussein Roble on Monday night time, 19 October. In a press release, Farmajo Roble praised the formation of a succesful authorities that may work on the implementation of nationwide priorities, together with elections, safety and the combat in opposition to Al-Shabaab. The president referred to as on the cupboard, which is awaiting…

Lous and the Yakuza, Congo on edge – RFI Musique

Lous and The Yakuza released a debut album titled "Gore". © Laura Marie Cieplik The singer of Congolese origin Lous and the Yakuza releases Gore a first album engaged, intoxicating and very autobiographical. When we call Lous and Yakuza, the 24-year-old is on a short break from the set of a "small desk", a short-format concert, for the American national radio NPR. She records pieces from her disc in an…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More