Ciidamado ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay magaalada Marka

Magaalada Marka waxaa xalay fiidkii ku dagaalamay Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gacanta ku haya sugidda ammaanka Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.. Iska hor imaadka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana hakad galay dhaq dhaqaaqii dadka magaalada Marka sida ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka Axadle, iyadoo markii dambe ay halkaasi isaga baxeen saraakiil ka tirsan ciidamada DFS. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta dagaalka, ilo wareedyo ayaa Axadle u xaqiijinaya in askarta ay isku…

The increase in Covid cases worries ahead of the holiday at the end of the year

In one month, Burkina Faso registered 2,000 new cases of Covid-19 contamination. A situation that worries the response committee, especially when the celebration of the end of the year comes. Ouagadougou, the capital, has only 1,000 positive cases and about 20 people are already in hospital. Health officials demand that barrier measures be followed to avoid saturation of health centers.…

The Superb Muffins to Serve on Christmas

It be secure to claim we aren't all bright bakers who know the bits and bobs of the kitchen. However that does not imply you do not get to bask in the thrill and deliciousness this is Christmastime baking! Even if you happen to're no professional at whipping meringue or moderately laying phyllo dough, there remains to be a simple Christmas dessert recipe in the market for you. In case you're in search of the highest Christmas muffins—the less elements and the fewer paintings and energy, the simpler!—then you definitely…

Chelsea oo xasuuqdey jiiraankeeda xili uu Tammy Abraham Uu Labo Gool Dhaliyay

Kooxda chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda West Ham kulan ka dhacay garoonka Stamford Bridge kana tirsanaa horyaalka premier League kadib markii ay 3/0 ku garaacday una dhaqaaqday kaalinta 5-aad iyada oo leh 25 dhibcood 6 dhibcoodna ka dambaysa kooxda hogaanka haysa ee Liverpool. Tammy Abraham ayaa dhaliyay labo gool halka goolka labaad uu dhaliyay halyeeyga daafaca Thiago Silva markii Chelsea ay jeexjeexday qashiinkan ku dartey deriskooda. Ciyaarta ayaa ahayd mid isku dheeli tiran mana jirin koox fiican…

Lionel Messi ayaa la gudoonsiiyey abaalmarinta ciyaaryahanka sanadka

Xiddiga reer France ee Karim Benzema ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican La Liga ee xilli ciyaareedka 2019/20.Benzema ayaa 21 gool u dhaliyay Real Madrid xilli ciyaareedkii hore, isagoo ku hogaamiyay hanashada La Liga iyo guul fantastik ah qeybtii labaad ee kulankii Barcelona.Xiddiga reer France ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee aan ahayn Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ee ku guulaysta abaalmarinta tan iyo Raul Gonzalez xilli ciyaareedkii 2007/08 tan iyo markaasna si joogto ah ayuu ugu guulaystay Messi…