Waatan Sababta Ugu Weyn Ee Uu Cristiano Ronaldo
Waxa aad u adag in weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo uu kusoo laabto kooxdiisii hore ee Real Madrid balse caqabadaha kahor istaagi kara ayaa ah kuwo badan, mid kamida sababaha ugu waaweyn ee uu uga baaqan karo ayaa ah in kooxdu ay weydiisan doonto mushahar dhimis.Ronaldo ayaan awood u yeelan inuu wixii laga filayay ku muujiyo Juventus kaddib mudo saddex sano ku dhaw oo uu joogo, inuu kooxdaas iskaga tago suuqa xagaaga sanadkan ayaa ah wax macquul ah.Dhibtii ugu dambaysay ee ahayd inay wareega 16-ka kaga…