Thomas Tuchel Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhexmaray Xiddigihiisa Antonio
Thomas Tuchel ayaa ku amaanay raaligelintii degdega aheyd ee uu Antonio Rudiger siiyay goolhaye Kepa Arrizabalaga ka dib dagaalkoodii ku dhexmaray garoonka tababarka Chelsea.Labada ciyaaryahan ayaa la kala qabtay iyagoo ka qeyb qaadanayay ciyaar yar oo tababar aheyd Axadii ka dib markii uu Kepa si carro leh uga fal celiyay qalad uu kala kulmay Rudiger.Xiddiga Jarmalka oo ay sidoo kale tababarka iskula dhaceen Cesar Azpilicueta horaantii xilli ciyaareedkan ayaa la fahamsan yahay inuu raalogeliyay Kepa ka dib…