Mane, Salah Mise Firmino? Liverpool Oo Go’aamisay Midka Ay Ka Dirayso
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa diyaar u ah inay iska fasaxdo garabka weerar ee kooxdeeda ee Sadio Mane iyaga oo bedelkiisa u doortay dhigiisa Barcelona ee Ousmane Dembele.Xilli ciyaareedkan ayaa mid qalbi jab leh ku ahaa Mane oo kaliya 12 gool kasoo dhaliyay tartamada oo dhan halka uu sanadkan 2021 kaliya shan gool kasoo diiwaan gashaday iyadoo kooxda Jurgen Klopp ay hubaal koobab la’aan ku dhammaysan doonto.Warbixino cusub ayaa sheegaya in Liverpool ay diyaar u tahay inay iibiso 29 sano jirka…