Sidee Ayay Noqon Doontaa Barcelona Haddii Uu Ka Tago Lionel Messi? –
Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sheegay in aanay ‘macquul’ ahayn in Barcelona ay kubadda sii ciyaari karto haddii uu ka tago Lionel Messi oo ay suurtogal tahay in kulankiisii ugu dambeeyey ee Camp Nou uu xalay ciyaaray.Xiddiga reer Argentina ayaa qandaraaska uu kula jiro Barcelona, waxa kaliya oo uu sii soconaya illaa inta ka hadhay ciyaartooda Axadda ay kula ballansan yihiin Eibar oo ay waliba marti u noqonayaan, taas oo ay kusoo xidhanayaan xilli ciyaareed niyad-jab badan iyagoo shantii kulan ee ugu dambeeyey…