GO’AAN: Tababaraha Xulka England Oo Go’aankii La Sugayay Ka Gaartey
Da’yarka daafaca midig ee kooxda Liverpool ee Trent Alexander Arnold ayaa u muuqda mid wali seegi doona liiska xulka qaranka England ee ka qayb galaya tartanka Euro bisha dambe ee July.Xiddiga Liverpool ayaa markii ugu horreysay tan iyo markii uu ku biiray xulashada England laga reebay bishii March xilli la ciyaarayay kulamo ah isreeb-reebka koobka aduunka.Alexander-Arnold ayaa kusoo dhibtooday inuu qaab ciyaareed joogto ah soo bandhigo xilli ciyaareedkan walow ay kooxdiisa oo dhani xaalad xun kusoo jirtay balse waxa uu ahaa…