Kulamada Liverpool Ee Horyaalka Premier League Ee Xilli-ciyaareedka
Jurgen Klopp oo kooxdiisu difaacan kari weyday horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii 2019/20 ay ku guuleystay, isla markaana Man City ay kala wareegtay, waxay xilli ciyaareedka cusub ee 2021/22 ku bilaaban doontaa safar ay ugu tegayso Norwich City kulanka ugu horreeya xilli ciyaareedkan ee August 14.Reds ayaa labada ciyaarood ee xiga, waxay garoonkeeda Anfield ku qaabbili doontaa Burnley oo ka mid ahayd kooxihii xilli ciyaareedkii hore ka badiyey iyo Chelsea ka hor inta aanay u tegin Leeds United oo ay marti ugu…