Tababaraha Denmark Ee Kasper Hjulmand Oo Ilmaynaya Ayaa yidhi: “Laba

Tababaraha xulka qaranka Denmark ee Kasper Hjulmand ayaa isagoo ilmaynaya oo indhihiisu qoyan yihiin warbaahinta hor yimid kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii Denmark iyo Finland ee uu ku dhex dhacay Christian Eriksen.Hjulmand ayaa dareen murugo leh soo bandhigay, waxaana uu iska illoobay in dalkiisa laga badiyey oo hal gool oo madi ah lagaga qaatay saddexda dhibcood, waxaanu dareenkiisa ku jeediyey xiddigooda Christian Eriksen ee xaaladda nolosha iyo geerida u dhaxaysa galay iyo qaabkii uu xidhiidhka kubadda cagta UEFA…

MURUGO: Christian Eriksen Maanta Ayuu Dhintay

Xiddigii reer Denmark ee xalay garoonka dhexdiisa koomada ku galay ee waqtiga badan noloshiisa lala tacaalayay ee Christian Eriksen, dib dambe garoomada uguma arki doontid, waxaana war murugo leh kasoo saaray dhakhtarka caanka ah ee Sanjay Sharma.Eriksen ayaa qaybta hore oo afar daqiiqadood ka dhinnayd kulankii Denmark iyo Finland garoonka dhexdiisa ku dhacay, waxaana muddo 15 daqiiqadood ku dhow gargaar degdeg ah u fidinayay dhakhaatiirta oo ku xidhay mishiinka neefsiga, waxaana loola cararay cusbitaal iyadoo uu koomo ku…

Xog: Villa Somalia oo mar kale xubno badan ku darsatay guddi…

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in wali Madaxtooyada Soomaaliya ay saameen weyn ku leedahay saddex kamid ah maamul gobaleedyada dalka, kuwaasoo markii horaba taageersanaa Madaxweyne Farmaajo.  Villa Somalia ayaa la sheegay in ay gacanteeda ku soo magacaawday inta badan xubnaha beddalka ku yimid ee guddiyada heerarka kala duwan ee maamul gobaleedyada Koonfur Galbeed, iyo HirShabeelle.  Sidoo kale waxaa soo…

Xog: Sababta ay DF u qortay WARQADDA cusub ee ay u dirtay do…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay waraaq lagu soo bandhigay warbaahinta oo toos ugu socotay dhigeeda Kenya, taasi oo ay uga dalbaneyso xukuumadda Nairobi inay caadi ku soo celiso xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyey labada dal, xili ay bil ka hor DF ku dhawaaqday inay dib usoo celisay xiriirkaas. Sida ay Axadle u sheegen xubno sarre oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya, waraaqdaas ayaa waxaa dalbatay…

Sacuudiga oo go’aan rasmi kasoo saaray xajka sanadkan – Caas…

Riyadh (Axadle) – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga, taasi oo ka dhigan in dhammaan Xujeydii ka iman laheyd guud ahaan caalamka aysan gudan karin Xajka sanadkan. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in sababta loogu xadeeyay kaliya…

is President Macky Sall campaigning

After a series of so-called "economic" tours that took him to the center of the country, President Macky Sall began a second tour on Saturday, June 12, this time in the regions of Saint-Louis and Matam in the north. A stay that will be reinforced by the mobilization of these supporters who want to forget the parentheses from the riots in March last year. Riots were seen by some as a political message.…

Alassane Ouattara announces the creation of 12

During his last Council of Ministers, held on June 9, 2021, the Ivorian president announced the creation of 12 new autonomous districts. The district is the first level of administration for the territorial division. It is in the implementation of the policy of decentralization and local development, the head of state explains. The opposition believes that this reform aims to better control the…

Félix Tshisekedi travels to Goma with

Félix Tshisekedi and his wife arrived in Goma on Saturday 12 June. The Congolese head of state visited the region to sympathize with the victims of the May 22 volcanic eruption. He is accompanied by at least eight ministers in this mission, which is both humanitarian and security. According to initial information, Felix Tshisekedi will be able to stay in the region for at least seven days.…

Belguim Uu Guul Ku Furatay Euro 2020, Ruushka Oo Ay Gurigooda Kusoo

Xulka qaranka Belgium ayaa hoggaanka u qabtay Group-ka ee B ee tartanka qaramada Yurub, kaddib markii ay 3-0 ku garaaceen Ruushka oo ay marti ugu ahaayeen Saint Petersburg Stadium ee waddanka Ruushka.Romelu Lukaku ayaa laba gool kala dhaliyey bilowgii iyo dhamaadkii ciyaarta, waxaana midka saddexaad ku daray Thomas Meunier oo caawiyena ka noqday mid ka mid ah goolasha Lukaku.Group B oo ay fiidkii hore hoggaanka u qabatay Finland oo 1-0 dirqi ahaa kaga badisay Denmark oo ay gilgishay murugada Christian Eriksen oo garoonka…

several events scattered at the time

Despite warnings from the authorities, several meetings are being held in several cities in Nigeria, on the occasion of "Democracy Day". In Lagos, Abuja or Benin City, protesters had come to protest against growing insecurity, poor governance and the shutdown of Twitter for more than a week in the country. A popular dissatisfaction that President Muhammadu Buhari did not mention in his traditional…