Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Sacuudiga oo ka walaacsan guusha Biden, weli aan hambalyada u dirin

Boqortooyada Sacuudiga ayaa kamid ah wadamada weli aan hambalyada u dirin Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden. Dowlada Sacuudiga gaar ahaan dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan oo xiriir wanaagsan la lahaa Donald Trump ayaa ka walaacsan balan-qaadkii Joe Biden uu sameeyey xiligii uu ku jiray ololaha Doorashada oo ahayd inuu joojin doono dagaalka ka socda dalka Yemen. Sacuudiga ayaa taageero dhanka sahanka iyo saadka hubka ka heli jiray xukuumadii Donald Trump oo ku dhiiri-gelisay duulaankii ay ku qaadeen dalka…

Amniga & Doorashooyinka Billowga xasilooni la’aanta Gobalka

Madasha xisbiyada Qaran, Xisbiga Wadajir iyo hoggaamiyeyaal kale oo katirsan mucaaradka ayaa kahor yimid hannaanka loo maray dhismaha guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, War-saxaafadeed ay soo saareen ayay si cad oo qoraal ah ugu muujiyeen Walaaca ay ka qabaan xubno katirsan hay’adda Nabad-sugidda Qaranka, Shaqaalaha madaxtooyada iyo kan rayidka oo ay  xisbiyada mucaaradku ku xuseen Warsaxaafadeedkooda in ay kamid yihiin saraakiin katirsan Nabad-sugidda Soomaaliya- (NISA) “…Waxaan si…

Itoobiya:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo taliyeyaashii

Saddexda saaxiib ee ugu kalsoonida badan PM Abiy Ahmed: Gene. Berhanu, Temesgen Tiruneh & Dmelash G / Michael waa wajiyada cusub ee Waaxda Amniga Itoobiya Raysul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa shaqada ka eryay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka, Taliyaha guud ee Ciidamadda, iyo taliyaha booliska federaalka, sidda ay warisay EBC. Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Demeke Mekonnen loo magacaabay Wasiirka iyo Wasiir ku…

Abiy Axmed ayaa eryey Wasiirkiisii Arrimaha dibadda &

Raysul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa shaqada ka eryay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka, Taliyaha guud ee Ciidamadda, iyo taliyaha booliska federaalka, sidda ay warisay EBC. Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Demeke Mekonnen loo magacaabay Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Dibadda, isagoo bedelaya Gedu Andargachew oo xilkaas hayey tan iyo April, 2019. Taliyaha guud ee ciidamadda qalabka sidda ee Itoobiya…

Qaramada Midoobay:-9 milyan ayaa halis ugu jira dagaalka

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka socda gobolka Tigray ee Ethiopia, iyadoo ka digtay in ku dhawaaqista dowladda ee xaaladda degdegga ah ay hor istaageyso cuntada iyo gargaarka kale. Raysul Wasaare Abiy Ahmed ayaa sii riixaya olole militari oo uu ku dhawaaqay Arbacadii, in kasta oo caalamku ku baaqay in wadahadal lala yeesho Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF) si looga fogaado dagaal sokeeye. Qoomiyada…

Liibiya:-17 maydad ah oo laga helay xabaalo wadareedyo

Meydadka ayaa lagu sawiray iyada oo xubno ka tirsan xafiiska dadka maqan ay ku mashquulsanyihiin soo saarista Maydadka dadkii lagu waayay dagaaladda. 17 meyd ayaa laga soo saaray xabaalo wadareedyo dhowaan laga helay galbeedka gobolka Tarhuna ee galbeedka Libya, iyadoo wadarta la soo saaray bilihii la soo dhaafay ay gaareyso 112, sida uu sheegay guddi loo saaray raadinta dad lagu waayay colaadaha Liibiya. Lotfi Tawfiq, oo madax u ah guddi ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay…

China oo diyaarinaysa calooshood u shaqeystayaal Difaac Danahooda Geeska Afrika

Dowladda Shiinaha ayaa ka fakaraysa in ay Itoobiya iyo Jabuuti ku daabusho qandaraasleyaal madaxbanaan oo dhanka amniga ah si ay uga hortagto in  Xoogga Al-Shabaab beegsato ganacsigeeda, sidda laga soo xigtay Bogga Afka dheer ee Foreign Policy. Xukuumadda Beijing ayaa wadamadan dhaca Geeska Afrika wuxuu ka hirgeliyey mashaariicyo waaweyn kuwaasoo dhanka kaabayaasha dhaqaalaha ah. China ayaa haatan saldhig ciidamada badda ku leh Jabuuti, waxaana talaabooyinka cusub ka faa’iideysan karta xulafada Mareykanka sidda Sacuudiga…

41 candidates submitted their applications to the Ministry of the Interior

In Niger, 41 candidates for the presidential election in December next year have been handed over to the Interior Ministry. This is the first time there are such a large number of potential candidates for the election on 27 December. In the last election, they were 16. President Issoufou hopes at the end of his term to achieve the first alternation in Niger: a civilian sending the torch to another.…

“Cabdi Xaashi waa Mucaarad ku ah Dowladda Federaalka” Mahdi

Raysul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay Cabashada & dhaliisha ka imaaneysa Xisbiyada Mucaaradka, Gudoomiyaha Aqalka & qaybaha kala duwan ee Bulshada taas oo ka dhalatay magacaabista xubnaha Guddiga doorashada 20/21 ee Xukuumadda & Dowlad Goboleedyada. Guuleed ayaa sheegay in heerar kala duwan loosoo maray dharaandhirinta Doorashada dalka oo ugu dambeyn lagu heshiisay mid dadban balse la kordhiyay Ergada dooraneysa kursiga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More