Aqalka Senate-ka Mareykanka wuxuu ka soo horjeedaa ballaarinta hay’adaha dowladda Soomaaliya – Axadle
Washington (Axadle) – Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa ka soo horjeestay kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliya oo labo sano loogu kordhiyay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday…