Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ehelka Dadka uu Trump u diiday Degenaashaha Mareykanka oo

Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump oo lagu xusuusto tallaabooyin go’aanno adag ku dheehan oo uu qaatay mudada uu xafiiska joogo ayaa haatan wajahaya loolan doorasho oo uu markale ku raadinayo hanashada 4-sano oo kale. Dadka Mareykanka ayaa ku kala qaybsan go’aamada uu qaatay Hogaamiyaha, qaarkood ayaa ku taageersan oo waxa ay ku tilmaameen in ay xal u yihiin dalka, halka qaar kale ay qabaan in dhibaato ku tahay dadka iyo sumcadda mareykanka. Caqabadda ugu weyn ee uu wajahayo…

Jowhar oo la geynayo Ciidamo dheeraad ah si loo adkeeyo

Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM, AMISOM & Militariga DFS. Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Jowhar waxaa lagu soo bandhigay culeyska Doorashooyinka waqti ahaan isku beegan ee lagu dhimasho maamulka Hir-Shabeelle oo muddo xileedkiisu dhamaaday & tan lagu soo dooranayo Kuraasta Xildhibaannada iyo Senatarada Aqalka Sare BFS. Hoggaanka…

Australia oo Mareykanka la gashay heshiis ogolaanaya dib u

A view of facilities at the Manus Island Regional Processing Facility in Papua New Guinea in 2012. For years, the facility has been used to indefinitely detain asylum-seekers; Australia and Papua New Guinea have now agreed to close it. Dowladda Australia ayaa dib usoo cusbooneysiisay heshiis dalkaas looga qaadayo Qaxooti doonaya in ay degenaashiyo ka helaan dalka Mareykanka oo kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo caalamka ah. Australia ayaa dhaqaale ku siiso waddamada deriska ah…

Hogaamiye Lafta gareen oo maanta furaya kalfadhiga labaad

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta ka furmaya kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 2-aad oo waayihii dambe ku maqnaa fasax, kadib markii uu soo dhamaaday fadhigii 1-aad. Baydhabo waxaa ku sugan wufuud kala duwan oo lagu casuumay ka qaybgalka furitaanka kalfadhiga waxaana kamid ah Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari & xubno kale. Hogaamiyaha DG KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa furaya…

“Dadka waa in la hubiyaa balse ma ahan in la dhibo” Taliye

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay Socdaal u kuurgelid amni ah. Saraakiishaan ayaa cagta marisay Degmooyin dhowr ah oo kala ah Howlwadaag, Yaaqshiid, Hiliwaa, Warta nabadda, Hodan kaaraan & Kaxda oo dhamaan baro kontorool ay ku leeyihiin ciidamada Booliiska Soomaaliya. Gen. Cabdi Xasan Xijaar Taliyaha Ciidamada Booliiska…

the balance of the voting day

In Guinea, the polling stations for the presidential election were to close on Sunday, October 18 at 18 local time. Outgoing President Alpha Condé, 82, is seeking a third term following the controversial adoption of a new constitution. In all, nearly 5.5 million voters were called to the polls to choose from among the twelve candidates.…

a surprising number of trees live in the region

When we talk about the Sahel zone, about sub-Saharan Africa, we imagine a desert zone without vegetation and especially without trees. However, a study by the CNRS has just shown that there are many more trees there than we thought. Observation of a region as large as four and a half times the size of France, with a resolution…

Odayaal dhaqameed Jowhar u tagay soo xulista Xildhibaanada 2

Odayaal dhaqameed maanta gaaray magaaladda Jowhar ee Xurunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa maanta oo Axada gaaray qaar ka mid ah oday dhaqameedyada Soomaaliyeed iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Oday dhaqameedyadan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay qaar ka mid ah xubnaha guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabelle. Oday dhaqameedyada soo…

12 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Afghanistan! –

Shaqaalaha amniga iyo dadka deegaanka ayaa isugu soo ururay agagaarka goobtii gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday xarun booliis oo ku taal Feroz Koh, caasimada Ghor Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa ladilay in kabadan 100 qofna waa la dhaawacay kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu bartilmaameedsaday xarunta booliiska Afghanistan ee gobolka galbeedka Ghor uu dhacay Axadii. Weerarka ayaa ka dhacay Feroz Koh, caasimada Ghor, oo ah gobol…

Askar lagu dilay qarax ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka

sawir hore Inta la xaqiijiyay Illaa saddex askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ayaa ku dhimatay halka labo kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii baabuur ay la socdeen ay miino kula qaraxday waddo u dhexeysa degmada Mahaday iyo deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidamadan ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen ciidamo ilaalo u ah sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 27aad oo fadhigooyadu yahay goboladda Hiiraan iyo Shabeellah dhexe oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More