Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Qaramada Midoobay oo sheegtay in 2020 ay barakaceen in ka
Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soosaartay waxa ay kusoo bandhigay dalalka ugu badan ee sanadkaan 2020 colaadda ka jirta awgeed looga barakacay & tirada lagu qiyaasayo qoysaska naftooda la baxsaday.
Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Dalalka hoos ku xusan ay yihiin kuwa ugu badan ee dadkoodu ka barakaceen isku dhacyada & xasilooni darrada ka taagan:
Suuriya, Bartamaha Gobolka Afrika ee Saaxil, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo (DRC), Mozambique,…
Kenya & Itoobiya oo ammaanka Xadka ay wadaagaan u adkeeyay
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa lasoo dhigay Xadka dalkaas uu la wadaago Kenya, halka Xukuumadda Nairobi ay joojisay dhaq-dhaqaaqa Magaalooyinka xiga Soohdinta Dowladda Federalka Itoobiya ay la wadaagto.
Sababtu waa safarka Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed maanta oo Arbaco ah uu ku tagay Kenya si mashruuc ay kawada faaiideysanayaan labada dal ay u furaan isaga & Hogaamiye Uhuru Kenyatta.
Cabbir ahaan dhulka mashruucaan ku kacay ayaa ah 861 KM oo isku xiraya…
“Makiinadaha marka lacagaha lagu daabaco kadib ciid ayaa la
Hogaamiyaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dhibaatada laga dhaxlay diidmada Kunka shillin isbadalka Shillin Soomaaliga ayaa tilmaamay sababta ugu weyn ee marqura sare u qaadatay sarifka.
Deni ayaa sheegay in ay jiraan Makiinado lagu daabaco lacagta oo ilaa afar gaaraya, marka ay lacagta soosaarto dadka heysta in ay ciid geliyaan si ay u qariyaan culeyskeeda oo ay dhaqaale badan uga helaan sida uu hadalka u dhigay.
Hoggaamiyaha Puntland ayaa sheegay in…
Musuqa Soomaaliya halkee ayuu gaarsiisan yahay? – Axadle
Maanta Dunida waxaa laga maamuusayaa maalinta loo goonida yeelay la dagaalanka Musuqa ama wax is dabamarinta, waxaana la soo bandhigaa dalalka ugu badan ee xatooyada ka dhaceen & kuwa meel wanaagsan ka gaaray kahortagga.
Musuqa waa qorshaha wax loo bixiyo oo si kale loo maamulo ama la geliyo gacan aan ahayn tan loogu talagalay, inta badan waxa uu ka dhacaa Hay’adaha, Dowladaha & meelaha dadka wax loo mariyo.
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal adag ay…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta dhageysaneysa Kiis
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah dhageysaneysa Kiis dacweed ka dhashay Kufsi & Dil loo geystay Xamdi Maxamed Faarax, isla markaana dhacay 11-kii September 2020.
Falkaan ayaa ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, Ciidamada ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay shaqsiyaad ay isla markii uu ficilka dhacay qabatay & Wiilka sheegay in uu ballamiyay Gabadha oo lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Ehelka Xamdi ayaa soo jeediyay in…
Qoor-Qoor oo bilaabay wada-xaajoodka uu ku dhammeynayo
Hogaamiyaha DG Galmudug ayaa bilaabay wada hadal uu ku dhammeynayo khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka & musharixiinta Hogaamiyaha Soomaliya ee kahor yimid Guddiga maamulada Doorashada 20/21.
Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in Hogaamiye Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor uu Xukuumadda Federaalka uga cudur daartay in Guddiga uu soo gudbiyay lagu biiriyo tababarka la siinayo.
Ujeedka uu u qaatay go’aankaas ayaa ah sidii uusan dhaawac siyaasadeed ugu geysan lahayn wada…
Mareykanka oo cuna-qabatayn saaray saraakiil Shiinees ah! –
Maamulka Hogaamiye Donald Trump ayaa xayiraado cusub kusoo rogtay saraakiil Shiinees ah, sababo la xiriira waxa loogu yeeray caburinta Hong Kong ay ku hayso Xukumadda Beijing sida ay ku warantay wakaaladda Wararka AFP.
Maamulka madaxweyne Trump ayaa ayaa maalmaha ugu harsan xukunka u adgeesanayey in uu cadaadiska ku kordhiyo Shiinaha, taasi oo u muuqata siyaasad ay si naadir ah ay uga midaysan yihiin madaxweynaha la doortay Joe Biden, oo isna muujiyey inuu sii joogteyn doono…
Maxkamadda Sare Puntland oo mudeysay dhageysiga kiiska
Maxkamadda Sare ee Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo ka tirsanaa Baarlamanka Dowlad-goboleedka Puntland.
Maxkamadda sare, waxa ay dhegaysiga kiiskaas u muddaysay 10-bishan December oo ku beegan Khamiista todobaadkan, kadib markii xildhibaannadii xilka xayuubinta lagu sameeyay ay soo gudbiyeen dacwad la xiriirta kiiskooda.
Dacwadda kiiskan, waxa la dhegaysan doona 9:00am subaxnimo ee…
Sheikh Sabah oo mar kale loo magacaabay Ra’iisul wasaaraha
Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Sabah ayaa dib ugu magacaabay Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah raiisul wasaare kadib doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday dalkaasi, oo wajahaysa dhaqaale xumo tii ugu xumeyd muddo tobanaan sano ah.
Sheikh Nawaf ayaa weydiistay Sheikh Sabah inuu soo magacaabo xubnaha golaha wasiirada cusub si loo ansixiyo, warbaahinta dowlada ayaa sheegtay Talaadadii.
In kasta oo amiirka uu leeyahay go’aanka ugu dambeeya ee arrimaha gobolka, haddana…
Nin ka Ganacsada Dhulka oo lagu dilay Duleedka Dhuusamareeb.
Duleedka Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka israsaaseyn ka dhalatay Dhul la isku qabsaday, waxaana shaqaaqo kooban oo dhexmartay dhinacyada dhulka isku heysta ka dhalatay khasaare Dhimasho.
Hal qof ayaa ku dhintay isku dhaca dhexmaray maleeshiyada hubeysan, sida dadka deegaanka ay Mustaqball u sheegeen, waxaana lagu magacaabaa Marxuumka ku dhintay Cabdullaahi Caabi.
Ninkaan ayaa kamid ahaa shaqsiyaadka ka Ganacsada Dhulka, waxaana soo gaaray dhaawac uu ugu dambeyn u dhintay sida…