Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Kumanaan arday ah oo u fariisatay imtixaanka Shahaadiga ah e…
Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee axadle Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka waxaa maanta si rasmi ah uga billowday imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsi Sare, kaas oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya.
Imtixaankan oo ah mid sanad-le ah ayaa waxaa uu fariistay illaa 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ah, sida ay shaacisay wasaaradda waxbarashada ee dowladda dhexe.
Ardayda galeysa imtixaankan ayaa sidoo kale ku…
DF Soomaaliya oo soo bandhigtay ciidamo loo soo tababaray + …
Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo cusub oo ka mid ah kuwa Lumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababar culus kusoo qaatay gudaha dalka Turkiga
Ciidamadan oo soo qatay tababar noocyo kala duwan leh ayaa tababarka loogu soo xiray Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga, waxaana munaasabadda xiritaanka tartankaasi ka qeyb-galay saraakiil ka kala tirsan dowladda federaalka ah ee…
Siyaasiyiinta beesha Gedo oo ka horyimid qodobada Gedo ee he…
Garbahareey (Axadle) – Qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan qodobada qaar ee lagu heshiiyay ee ka soo baxay kulankii Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalin ka hor lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Muqdisho.
Shirkii ku dhawaad todobaadka ka socday teendhada Afisyooni waxaa ka soo baxay qodobo qaarkood looga heshiiyey hanaanka loo soo dooranayo xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo, balse…
Cumar Filish oo ballan-qaad muhiim ah ka helay wasiir ka soc…
Muqdisho (Caasimada Oline) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shalay xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay Wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden, Per Olsson Fridh oo booqasho ku jooga Caasimadda Muqdisho.
Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen u qaabilsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden ee dhinaca Africa, Safiir Kuxigeenka…
Francis Bebey: pygmy narrator and audio guide
Francis Bebeya introduces African music to the whole world. In 2001, the African pioneer in world music died prematurely. During his 40-year career, the Cameroonian singer and guitarist traveled 80 countries to promote a hybrid style between traditional music without age and Bush's electronics. Twenty years after his death, the release of the famous Diabiyé, a cult album, sung in English, Douala and French. Texts with lessons and humanism. .
Taariikhdii Cabdiqaasim iyo Cabdullaahi Yuusuf oo mar kale d…
Wixii dhacay ha noqdaan casharo lagu waano qaato: waa hadal ay Soomaalida siyaasiyiinta ah adeegsadaan marka dhibaato laga gudbo. Casharo lagu waano qaato oo aad u fara badan ayaa na soo maray, balse ma badna inta ku waano qaadata.
October 15, 2002, waxaa shir ay gar wadeen ka tahay IGAD loogu qabtay siyaasiyiinta Soomaalida magaalada Eldoret ee dalka Kenya. Xilligaas shirka uu furmayo, waqtigii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan la siiyay ee…
Midowga Musharaxiinta oo kala caddeeyey inay sii jiri doonaa…
Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa maanta shir gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho, kadib markii maalin ka hor la kala saxiixday heshiis doorasho oo rasmi ah, waxayna isku raaceen inay sii jiraan.
Kulankii maanta ee xubnaha Midowga Musharaxiinta waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah, oo ay ka mid yihiin aayaha dambe ee golaha iyo doorkooda ku aadan fulinta heshiiskii la gaaray, waxayna soo dhaweeyeen…
Al Ahly sacred before the Renaissance in Berkane
The most successful club in the African Super Cup, Al Ahly added a seventh coronation in his record on Friday 28 May. The Egyptians, the reigning African champions, dominated and logically beat the Moroccans in Berkane (2-0) at the Jassim-bin-Hamad Stadium in Doha, Qatar.
Al Ahly Sporting Club likes to nurture its reputation as…
Xalka arrinta Gedo: Kaalinta Rooble, Axmed Madoobe iyo AMISO…
Muqdisho (Axadle) – War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxaa si gaar ah loogu faah-faahiyey qaabka looga heshiiyey arrinta Gedo, oo qeyb ka aheyd qoddobada ugu adkaa ee heshiiska laga gaaray.
Golaha ayaa go’aamiyay abuurida guddi dib u heshiisiineed oo ka kooban dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo aysan ku jirin Jubbaland, guddigaas oo lagu soo magacaabayo 3 maalmood gudahood, taasi oo ka bilaabaneysa…
Fanaan Sharma Boy oo lagu xiray Garoowe + Sababta – Caasimad…
Garoowe (Axadle) – Ciidamada booliska Garoowe ayaa xabsiga u taxaabay fanaan Sharmaarke Cabdinaasir oo la garan ogyahay Sharma Boy, kadib markii uu maanta barqadii shil ku galay duleedka magaaladaas.
Shilka ayaa dhacay kadib markii uu rogmaday gaari uu waday Sharma Boy, kaasi oo sababay dhimashada hal ruux oo dumar ah iyo dhaawac.
Sharma Boy ayaa loo haysta in uu mas’uul ka yahay shilkaas gaari, maadama uu wade ka ahaa gaarigaas oo ay saarneeyn…