Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Dhaxalka Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq ayaa wali soo ifbaxaya 40 sano kadib!
Askar ayaa saaran taangi u diyaar garoobay dagaal 1980kii intii lagu jiray Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq.
Daanka, lafaha kala duwan iyo xoogaa qaab –dhismeedka Jirkiisa, shanlada tinta ee jeebka lagashado, ilkaha ka jaban, iyo saacadda birta ah – ayaa ka mid ahaa haraadiga dhowaan la soo saaray oo ah Sarkaal lagu dilay dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq.
Sawirada naxdinta leh – oo lagu daabacay Facebook oo ay la socdaan faahfaahin kooban oo ku saabsan aagga laga helay haraaga, oo ay…
Pompeo oo waxqabad ka raadinaya Suudaan kahor doorashada madaxtinimada Mareykanka!
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020.
Iyadoo todobaadyo ay ka harsantahay doorashada madaxtinimada Mareykanka, Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo wuxuu u tartamayaa inuu la gaaro Suudaan horumar uu rajeynayo in ay sidoo kale ka faa’iideysan karto Israel.
Dowladda cusub ee Suudaan hogaamineyso ee rayidka ah waxay si deg deg ah u…
Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo la wareegay Mashruuca NEOC ee Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka?
Wasiir Xamza Siciid Xamz & RWKX: Mahdi M Guuleed, Sawirk wasaaradda gargaarka & Maareynka Musiibooyinka-5-July-2020
Sida ku cad Warqadda (ALL DONORS-NEOC LOGO LEH) tixraaceedu yahay OPM/0.357 soona baxday 19/09/2020 oo xafiiska Ra’isalwasaaruhu u diray dhammaan Waddamada deeq-bixiyeyaasha & Shaqa-wadaagga la ah dowladda federaalka Soomaaliya Xafiiska Ra’isalwasaaruhu waxa uu si toos ah u maamulayaa una jiheynayaa howlaha Xarunta qaran ee gurmadka degdeg ah (National…
Golaha Shacabka oo Cod Aqlabiyad ah Kalsoonida ku siiyay Ra’iisul Wasaare Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu horgeeyay Golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ka helay si uu usoo dhiso xukuumad cusub oo uu dib ugu soo celiyo Golahaan si loo siiyo codka ay ku shaqeyn karto.
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa tagay xarunta Villa Hargeysa, waxaana muddo daqiiqo kadib ah gaaray Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo golaha Shacabka uga ergeynayay.…
Heerar kaladuwan ee garsoorka oo ay adkaan doonto in aad dacwo ka furato haddii uu hirgalo xeer Lr: 0217092020
Xeerka Nidaaminta Ujuurada Maxkamadaha oo uu soosaaray sii hayaha xilka Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle soona baxay Sep-2020 ayaa jaangoyn cusub oo dhinaca Sicirka ah u sameeynaya Khidmadda laga qaado furashada dacwooyinka dhammaan heerarka kaladuwan ee Maxakamadaha.
Xeerka Nidaaminta cusub ee Ujuurada Maxkamadaha ayaa kadhigay canshuurta dacwadaha Madiga 5% guud ahaan qiimaha hantida gal-dacwo looga furayo Maxkamadda gobolka, taas oo…
Isu caga-jugleyn kadib, Turkiga & Giriigga oo wada xaajood wax ku dhameynaya!
Bil iyo baryo kadib, jahawareer siyaasadeed, caga-jugleyn, Eedeyn iyo isu soo bandhigidda hubka xubinnimada ay ugu yihiin Isbaheysiga NATO, Waxaa wada-xaajood ogolaaday Dowladaha Turkiga iyo Giriigga.
Waxa ay kawada hadlayaan Xuquuqda sheegashada labada dhinac ee Sahminta Aagga ay ku muransan yihiin ee Bariga Badda Mediterranean oo ah halka bandhig hubeydkooda uu ka dhacay.
War kasoo baxay Xukuumadda Athens ayaa lagu sheegay in Dowladda Giriigga ay diyaar u tahay wada-xaajood…
14.6 Milyan oo ruux waxa ay 6-bilood uga barakacday 127-Dal!
Qiyaastii 14.6 Milyan oo ruux ayaa sanadkaan 2020 ka barakacday dalal gaaraya 127, qaarkood ayaa qaxooti noqday oo ka tallaabay Soohdinta waddamooda laga soo bilaabo janaayo ilaa Juun 2020.
Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha ee (IDMC) ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Dagaalada iyo rabshadaha ka jira wadamada caalamka in ay sababtay barakaca gudaha dalalkaas dadka intaas la eg.
Waxa ay ka badan tahay tiradaan diiwaanka dadkii barakacay sanadkii hore 2019-kii sida ay…
NISA oo howlgal uga jawaabtay weerar lagu qaaday xarun ay ku leedahay Gobolka Hiiraan!
Al-Shabaab ayaa weerartay Bar kontorool oo Ciidamada Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ku leeyihiin Deegaanka Ceel-jaalle Duleedka Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan.
Goobta la weeraray waxaa lagu hubiyaa gaadiidka iyo dadka gudaha u galaya Magaalada Baladweyne iyo kuwa ka baxaya, waana barta NISA ay kala socoto dhaq-dhaqaaqa Xarunta Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa sameeyay howlgal jawaab u ah weerarka Al-Shabaab, waxa ay gacanta ku dhigeen…
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Golaha Shacabka hortagaya 39-Cishe kadib!
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya Golaha Shacabka BFS, si uu ugu jeediyo khudbad gaar ah oo uu dalabkeeda u gudbiyay Guddoonka Aqalka shacabka.
Hortagista Golaha waxaa ka horeeyay kulamo gaar gaar ah oo dhexmaray Madaxweynaha iyo Xildhibaannada Shacabka, waa gogol dhaca fadhiga maanta iyo hadal jeedinta madaxweyne Farmaajo.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha JFS ayaa dul istaagaya qodobo dhowr ah oo waxaa qayb ka ah heshiiska…
Maxaa horyaalla RW Rooble muddo xileedka 140-ka Cishe ah?
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha kalsoonida maanta weydiisanaya Golaha Shacabka BFS waxaa horyaalla howlo shaqo oo ay ugu weyn tahay Doorashada dhawaan lagu heshiiyay nuuca ay noqoneyso iyo qaabka ay u dhaceyso.
Prof Maxamed Xasan Doob oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in Maxamed Xuseen Rooble howlo badan horyaallaan waxaana kamid ah hirgelinta 15-ka qodob oo ay ku heshiiyeen Madaxda DFS & DG.
Doob ayaa sheegay in haddii uu dajiyo qorshooyin siyaasiyeed iyo amni in…