Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

controversy following the deployment of the army in the Volta region

In the light of the presidential election on December 7, the Ghanaian army has been stationed in the Volta region, which is favorable for the opposition party. A military presence that displeases the local traditional leaders, who say they fear "threats" to voters and demand demilitarization of the area. as reported from Accra,…

skepticism dominates among many Cameroonians before regional elections

Regional elections in Cameroon will take place at the end of the week, on Sunday 6 December. A historic vote with indirect voting rights: even if they are provided for in the 1996 Constitution, this will certainly be the first time that regional councils are set up with regional presidents. This is the last step in the decentralization introduced by the government. But in Yaoundé, the capital, few…

Maxaa xigi doona u yeeridda Danjiraha Soomaaliya ee Kenya?

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa qaadatay go’aan ay wadatashi ku sheegtay oo ay ugu yeeratay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, sidaas oo kale waxa ay Dowladdu ka dalbatay Danjiraha Kenya ee Soomaaliya in uu dalkiisa dib ugu noqdo una tago Waddankiisa la tashiga Dowladdiisa! Sababta u yeerashada Danjiraha Soomaaliya ee Kenya iyo dalbashada in Danjiraha Kenya ee Soomaaliya uu dalkiisa u tago Wadatashi waxa ay xukuumadda Soomaaliya ku sheegtay in Kenya ay faragelin ku hayso arrimaha gudaha Waddanka Soomaaliya, dhaqanka…

Waa Kuma Guddoomiyaha Aqalka Sare ee soo-socda ee Nabad &

Sida lagu hadal hayo qololka siyaasadda iyo ololayaasha xukuumadda Nabad & Nolol si aan qarsoonayn haddii ay suuragasho Mahdi Maxamed Guuleed ra’isalwasaare kuxigeenka xukuumaddu  waxa uu noqon doonaa guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka! Haddaba waa kuma Mahdi Maxamed Guuleed?

Dilkii Mohsen Fakhrizadeh: Saynisyahankii reer Iran sidee

Fiisigisyahan sare oo reer Iiraan ah oo ku takhasusay nukliyeerka, Mohsen Fakhrizadeh, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah meel u dhow caasimada Iran ee Tehran, jimcihii. Fakhrizadeh oo ay toogteen waxa ay Iran ugu yeertay “argagixisada” ayaa saarnaa gaarigiisa oo ku sugnaa Absard, oo ah xaafad ku taal bariga Tehran, markii dambe wuxuu u dhintay dhaawacyadiisa oo lagu tilmaamay “geeridii shahiidka” sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Iran. Ma jirin cid dusha saaratay…

Soomaaliya Waa In Ay Cagaheeda Ku istaagto! – Axadle

Soomaaliya Waa In Ay Cagaheeda Ku istaagto Ka Hor Inta Aysan Is Barbar Taagin Dalalka Kale Ee Geeska Afrika Waxaa qoray: Hassan Sheikh Mohamud Nefembar 25, 2020 Bishii Maarso 1977, Itoobiya iyo Soomaaliya waxay qarka u fuuleen dagaal la xiriiray gobolka Ogaadeen, oo ay labada dowladoodba sheeganayeen. Madaxweynihii kacaanka ee Cuba, Fidel Castro wuxuu safarro degdeg ah oo quus ah ku tagay Geeska Afrika isaga oo xambaarsanaa qorshe dhiifoon oo ku aaddan sidii nabadda loo ilaalin…

Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha oo shir degdeg ku leh

Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021, ayaa maanta oo axad ah shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga arrinsanaya xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay shirkoodii todobaadkii hore. Shirkan ayaa looga hadlayaa xaalada cakiran ee doorashada, adkeynta baaqyadooda iyo qorshayaal ay doonayaan in ay sameeyaan, si ay u sii wadaan cadaadiskooda dowladda dhexe ee Soomaaliya ee guddiga doorashada Soomaaliya. Ilo ku dhow dhow shirka ayaa…

117-sarkaal oo katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska. Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan. Magacyada Sarakiisha waxaa kamid: Maj.-Gen Zewdu…

“Eedeynta Musharixiinta waa mid ka tarjumeysaa dano

Warqad kasoo baxday maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu faah-faahiyay Sugidda ammaanka Caasimadda, Eedeyn uga timid Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 20/21 & doorashada dalka. Xaanshida uu soosaaray Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu muujiyay in eedeyntaas ay tahay waxba kama jiraan, isla markaana ay ka tarjumeyso Dano gaar ah oo Shisheeye sida hadalka loo dhigay. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aysan cidna uga heybeesaneen sugidda amniga inta lagu howlan…

Ciidamada Xoogga & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka

Militariga Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa xalay dagaal dhowr tuullo ka dhacay ku dhexmaray deegaanno hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe sida ay Axadle u xaqiijiyeen saraakiil katirsan ciidanka Xoogga. Weerarka waxaa qaaday ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qaybta 27-aad oo mas’uul ka ah sugidda ammaanka Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan oo ka kooban dhismaha DG Hir-Shabeelle. Dagaalka ayaa muddo socday sida ay sheegeen saraakiisha Militariga Soomaaliya…