Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ganacsatadda Khaadka Kenya oo ka walaacsan in Suuqooda

Beeraleyda Khaadka ee dalka Kenya ayaa walaac xooggan ka muujiyeen in ay lumiyeen gebi ahaanba suuqoodii ugu waynaa ee Khaadka kaas oo ahaa Soomaalida, kadib markii ay Itoobiya bilowday dhoofinta Khaadka ee Muqdisho. Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo bandhigtay shixnaddii ugu horreysay ee dalagga ka soo go’a beeraha dalka Itoobiya oo fasax ka haysta xukumadda Muqdisho. Xaaladaan ayaa walaac xoog leh ku abuurtay beeraleyda dalka Kenya, iyadoo la tixgelinayo in ay muddo dheer gacanta ku…

Maxay tahay Cabsida ku gadaaman in Trump ciidankiisa uu kala

Qorshayaasha uu Mareykanku ku doonayo in uu ciidamadiisa ugala baxo Soomaaliya ayaa waxa uu walwal ku abuuray saaxiibada ku lugta leh dagaalka ka dhanka ah xoogga hubaysan ee loogu yeero argagixisada ee Soomaaliya ka socda, iyada oo laga codsaday Xukumadda Washington in ay dib uga fiirsato go’aankeeda. Waxaa jiray warar sheegaya in madaxweyne Donald Trump uu ka codsaday la taliyayaashiisa sare ee amniga in ay dejiyaan qorshaha ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya si…

Ciidanka Burundi oo Haweeney ku toogtay Gobolka Shabeelaha

Sawir hore Askarta Burundi Askar katirsan Ciidamada Burundi ee xiran Koofida Cagaaran Howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM ayaa qarax loo dhigay inta u dhaxeysa Degmooyinka Mahadaay & Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Mid kamid ah Gawaarida Askarta Burundi ayaa dul maray Miino Jidka la geliyay, qaraxa kadib waxa ay rideen rasaas qaarkood ka dhaceysay qoryaha Gawaaridooda ku xiran & kuwa Askarta ay wataan. Ciidamada Burundi ayaa ka degay Gawaarida, waxaana gudaha ay u…

Soomaaliya, Itoobiya & Kenya oo wajahi kara xaalado cunno

Warbixin cusub oo lasoo saaray ayaa lagu sheegay in Xaaladda bani aadamnimo ee geeska Afrika ay sii xumaan karto Bilaha ugu dambeeya sanadkaan, sida ka muuqata saadaalinta la bixinayo. Soomaaliya, Itoobiya & Kenya waa saddexda waddan ee laga tilmaamay Geeska lagana muujiyay welwelka xaaladda cunno la’aanta ah & Abaarta, maadaama xannuunka Covid-19 uu saameeyay isu socodka dadka & isbadalka dhanka Cimilada ah. Intaas waxaa usii dheer colaadda ka taagan waddamada…

Hogaamiye Farmaajo oo BFS ka dalbaday codsiinta Xukuumadda

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed uu soosaaray ku bogaadiyay Magacaabista Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Golaha shacabka BFS oo loo gudbinayo Wasiirada Magacaan ayuu Hogaamiye Farmaajo ka codsaday in codka la siiyo Xukuumadda Cusub oo waxyaabaha horyaalla ay ugu weyn tahay hirgelinta Doorashada Dalka 20/21-ka. “Hogaamiyaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyay Wasiirka Koowaad ee dalka Maxamed…

10-ka Cishe ee loo qabtay magacaabista Guddiga Farsamo ee

Bilawgii bishaan waxaa la jadwaleeyay habraaca doorashada 20/21 oo fure u ah dhismaha Guddiga farsamo & xalinta khilaafaadka oo min labo xubnood laga sugayo Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada. Go’aankaas ayaa u muuqda ku dhaqaaqistiisa in uusan kasoo gudbin oo uu soo dhaafin miiskii wada-xaajoodka, maadaama 20-cishe oo laga joogo waqtigii la saxiixay & tobankii u gaarka ahaa laga soo gudbay, isla markaana aysan jirin howl muuqata oo dhankaas ka socota.…

protesters call for the resignation of President Buhari

Anger at police violence remains strong in Nigeria, and despite the repression of the anti-crime group, middle-aged and upper-class youth in the largest cities in the south of the country refuse to line up. The protests continue and the marchers' slogans are now openly directed at Nigerian political elites. with our…

RW Rooble oo 11-kamid ah 27-ka Wasiir ka dhigay xubnihii

Raysul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 27-Wasiir, waxaana kasoo muuqday in badan oo kamid ahaa Xukuumaddii Xasan Cali Khayre. Intooda badan toos ayay usoo laabteen, halka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii dhalinyarada & Cayaaraha Xukuumaddii Khayre la geeyay Wasaaradda Gargaarka, waxaana booskaas laga soo badalay Xamsa Siciid Xamsa oo loo magacaabay Wasaaradii Khadiijo heysay. Magacyada Wasiirada sida…

in Mikenge, communities accuse each other of supporting armed groups

In the highlands of Minembwe, there are thousands of displaced refugees near the UN mission in Congo and without international assistance. There are almost 3,000 in Mikenge, mostly Banyamulenge, and they say they have suffered many attacks. With our special correspondent in Mikenge, Sonia RolleyIn Mikenge, the displaced say…

Raysul wasaare Rooble oo xukuumad cusub caawa magacaabay

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golihiisa xukumadda. Wasiirka qaarkood ayaa la soo celiyay,halka kuwa kalana isku shaandhayn lagu sameeyay. Wasiiradda qaarkood ayaa waayay xilalkoodii. Halkaan ka aqri Magacaabista Golaha Wasiiradda

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More