Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Switzerland gives the Liberian rebel 20 years for

A Swiss court on Friday sentenced a West African rebel to 20 years in prison for rape, murder and cannibalism, which he committed during Liberia's civil war. The case was also Switzerland's first war crimes tribunal in a civil court. It involved 46-year-old Alieu Kosiah who went under the nom de guerre "bluff boy" in the rebel faction United Liberation Movement of Liberia for Democracy (ULIMO) who fought against former President Charles Taylor's army in the 1990s. Kosiah faced 25 charges including one…

Kenya oo maanta fulisay heshiiskii ay la gaartay Soomaaliya …

Muqdisho (Axadle) – Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee axadle Soomaaliya ayada oo fulineysa heshiiskee ay la gaartay dowladda Soomaaliya ee lagu soo celinayo xiriirka labada dal. Lucas Tumbo ayaa Muqdisho ka maqnaa in ka badan 6 bil kadib markii uu xumaaday xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, oo horseeday inay safiirada kala qaataan. Imaashaha safiirka Kenya ee Muqdisho ayaa…

Cali Roba oo shaaciyey inay Al-Shabaab halis ku tahay amniga…

Nairobi (Axadle) – Guddoomiyaha magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bare ee dalka Kenya, Cali Ibraahim Roba oo la hadlayey boqolaal dadweyne ah ayaa ka hadlay ammaanka magaaladaas iyo weerarada ay ku hayaan dagaalyahanada Al-Shabaab. Cali Roba ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Al-Shabaab ay halis ku tahay amniga Mandera, isla-markaana ay weeraro joogto ah ka fuliso magaalada iyo nawaaxigeeda. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aysan jirin cid wax…

Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada Antonio Guterr…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay dib doorashada Antonio Guterres oo markale loo dhaariyey xilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Ugu horreyn madaxweyne Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Antonio Guterres  oo markale Qaramada hoggaaminayo shanta sano ee soo socota. Sidoo kale madaxweynaha ayaa tilmaamay in dawladda federaaka ah ay soo…

Maxaa kasoo kordhay dacwada loo heysto Cabdi Maxamuud Cumar?…

Jigjiga (Axadle) – Xeer ilaalinta guud ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dacwadda ka dhanka ah madaxweyinihii hore ee dowad deegaankaasi, kaas oo haatan ku jiro xabsi ku taallka magaalada Addis Ababa. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa qoraalkan ku sheegay in haatan la soo gaba-gabeeyey dhammaan baaritaanadii socda ee ku aadanaa tacadiyadii uu geystay Cabdi Maxamuud Cumar, xilligii uu hoggaanka u hayey maamulka Jigjiga…

CC Shakuur oo ka digay arrin mugdi-gelineysa dadaalka Rooble…

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dooda ka taagan dhameystirka xubnaha guddiyada doorashooyinka, isaga oo shaaca ka qaaday in liiska guddiga la saaray Xaawo Aadan Yare Culusow (Xaawo Kiin), taas oo ka mid aheyd xubnihii uu soo magacaabay Qoor Qoor. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qaaday in sabab la xiriirta inay kasoo horjeedo Farmaajo darteed looga saaray liiska…

Xubin ka mid ah guddiga uu magacaabay Qoor Qoor ee doorashad…

Muqdisho (Axadle) – Xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka Galmudug ee uu dhowaan dib usoo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor kadib xubnihii lagu celiyey, ayaa sheegtay inay is-casishay. Xaawo Aadanyare Culusow (Xaawo Kiin), oo ka mid xubnaha guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ayaa go’aankan ku shaacisay qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda facebook. “Waxaan ogeysiinayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed inaan iska casilay…

DF oo qaaday tallaabo dib loogu soo celinayo ‘heshiis ay hor…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay dib ugu fasaxeyso dhamaan shirkadaha shatiyada loo siiyey inay shaqaalaha Soomaaliyeed u dhoofin karaan dibedda. Wasiirka cusub ee shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda xil-gaarsiinta, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa qaaday tallaabadaas, kadib markii uu Wasiiru-dowlaha wasaaradda uu baabi’iyey heshiiskii hore loola galay shirkadahaas, ayada oo wasiirka uu markale dib usoo…

incidents “symptomatic of a crisis of

What lessons can we learn from youth incidents among authorities and pro-Gbagbo activists? For Séverin Kouamé, professor and researcher at the University of Bouaké, the difficulty of organizing a return without skirmishes is a sign of a climate of persistent tensions between the two camps. According to him, it is necessary to solve the real causes of the crisis of confidence.…

Xog: Sababta dib u dhigtay in Rooble uu shaaciyo liiska gudd…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa ilaa hadda aan si rasmi ah loo shaacin liiska guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed, kuwaasi oo xubno kamid ah guddiyadaas laga keenay cabasho, ayada oo qaarkoodna la bedalay. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa sheegay in dhawaan la shaacin doono liiska guddiyadaas, hase yeeshe si cad uma sheegin sababta ka dambeysa in ilaa hadda uusan si rasmi ah u shaacin. Xog ay heshay Axadle, ayaa sheegaysa in…