Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Merely among the finest defenders who ever performed the recreation
When the Nineteen Nineties rolled round, Franco Baresi was already the winner of the World Cup, two-time Scudetti lifter and European Champion.From his teenage rejection at Inter, Baresi would shortly emerge as certainly one of the best defenders to ever play the recreation on the campaign rivals in Milan. The Italian was a vital a part of the most important web page in calcio historical past Alessandro Sabattini / Getty PhotographsThe magnificence and energy with which he performed the center-back place was distinctive and…
25ka Xiddig Ee Man United U Ciyaaraya Premier League Oo La
Goolhaye Sergio Romero iyo daafaca Phil Jones ayaa ah labada xiddig ee waa weyn ee laga reebay liiska 25ka xiddig ee Manchester United u ciyaara horyaalka Premier League.
Labadaan xiddig ayaa sidoo kale laga reebay liiska ciyaartoyda Man United ee Champions League, taasoo xaqiijineysa inaysan labadooduba mustaqbal ku laheyn Old Trafford.
Goolhaye Sergio Romero ayaa dheeri ku noqday goolhayayaasha ay Man United u baahan tahay ka dib markii uu amaah ka soo laabtay goolhaye Dean Henderson oo wacdarro u dhigayay Sheffield…
Arsene Wenger Oo Talo Fiican Siiyay Mesut Ozil Ka Dib
Arsene Wenger ayaa ugu baaqay Mesut Ozil inuu durbaba isku diyaariyo kooxdiisa xigta ka dib markii uu tababare Mikel Arteta go’aan ku gaaray inuu xiddiga khadka dhexe ka reebo liiska ciyaartoyda Arsenal ee Premier League.32 jirkaan ayaa durababa laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee Europa League, mana lagu darin 25ka xiddig ee ay Arsenal u gudbisay Premier League maanta oo Talaado ah.Go’aankaan ayaa la micno ah in Ozil uusan u dheeli doonin Arsenal ilaa iyo bisha Janaayo, iyadoo xiddiga khadka dhexe ay u muuqato inuu…
Garsoorihii Qaladka Xun Sameeyay Kulankii Liverpool &
Garsoore David Coote ayaa lagu ciqaabay inuusan garsoori doonin kulamada isbuuca soo socda ee Premier League ka dib qaladkii uu sameeyay kulankii Merseyside Derby.
Coote oo ahaa garsooraha VAR ee kulankii Liverpool iyo Everton ayaa ku guuldareystay inuu hubiyo qaladkii uu goolhaye Jordan Pickford ku galay Van Dijk taasoo keentay in daafaca uu garoomada ka maqnaado muddo bilooyin ah.
Bedelkii uu David Coote eegi lahaa qaladka uu Pickford kula kacay Van Dijk wuxuu diirada saaray kaliya haddii offside uu jiray taasoo…
Liverpool & Man United Oo Hogaaminaya Qorshe Lagu Dhisayo
Liverpool iyo Manchester United ayaa qeyb ka ah wadahadal ay kula jiraan kooxaha ugu waa weyn Yurub iyadoo lagu dhisayo tartan cusub oo ay taageersan tahay FIFA kaasoo wax weyn ka bedeli doona kubada cagta caalamka.Sky News ayaa ogaatay in maalgashadayaasha inay isku diyaarinayaan lix bilyar doolar oo lagu dhisayo tartanka cusub kaasoo loogu magacdari doono European Premier League.In ka badan toban kooxood oo ka dhisan England, France, Germany, Italy iyo Spaun ayaa wadahadal ugu jira inay noqdaan xubnaha aas-aasaya…
Khabiirada BBC Sport Oo Saadaaliyay Kooxda Xilli
Konton iyo sideed maalmood ka dib markii ay Bayern Munich koobka ku qaaday magaalada Lisbon, Champions League ayaa soo laabanaya caawa.Xilli ciyaareedkii la soo dhaafay, afar kooxood oo lama filaan ah ayaa isagu soo hartay wareegii afar dhamaadka Bayern, PSG, Lyon iyo RB Leipzig.Sidaasi darteed yaa sannadkan ku guuleysan doona koobka? BBC ayaa weydiisatay khabiiradeeda kubada cagta ee Yurub kuwaasoo saadaal ka bixiyay.Andy West oo ka qora kubada cagta Spain ayaa saadaaliyay in Real Madrid ay ku guuleysan doonto Champions…
Unai Emery Oo Miino Ku Tuuray PSG & Dareenka Dhabta Ah Ee
Macalinkii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla, Paris Saint-Germain iyo Arsenal ee Unai Emery haatana gadh-wadeenka ka ah dhinaca Villarreal ayaa shaaca ka qaaday nooca dareen ee uu Kylian Mbappe oo uu macalin usoo noqday u qabo dhinaca Real Madrid.Unai ayaa si weyn ugu soo raaxaystay kooxda Sevilla, sidoo kale Paris ayuu koobab badan oo gudaha France ah la qaaday balse halka uu madax-xanuunka kasoo qaaday ayaa ahayd Arsenal oo uu heerkii laga filayay gaadhsiin waayay.Haatan markale Emery ayaa ku noqday carriga dalkiisa Spain…
Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Liiska Kooxdeeda Ee Kulanka
Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska xiddigaha kooxdeeda uga qayb qaadanaya kulankooda furitaanka ololaha UEFA Champions League ee 2020-21 markaas oo ay Camp Nou kusoo dhawayn doonaan Ferencravos.Muhiimada koowaad ee Blaugrana ayaa ah inay qaab wanaagsan ku bilaabato tartankaas oo ay iska reebaan ceebtii kasoo gaadhay kulankii ugu dambeeyay ee ay ka ciyaareen markaas oo ay bahdil kala kulmeen Bayern Munich.Liiskan xiddigaha ah ee uu soo xushay tababare Ronald Koeman ayuu wali ka maqan yahay goolhaye Marc…
“Paul Pogba Ayaa Isaga Ka Hadla” – Kylian Mbappe Oo Amaanay
Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa amaan ugu qubeeyay dhigiisa Manchester United ee Kylian Mbappe kahor kulanka adag ee ay labada kooxood caawa ku kulmi doonaan Parc des Princes ciyaar qayb ka ah wareega Group-yada ee UEFA Champions League.Kooxda tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa wajahaysa loolanka ugu adag ee ay la kulmayaan ilaa haatan xilli ciyaareedka kulanka ay caawa martiyataan kooxda kusoo guuleysatay horyaalka Ligue 1.Mbappe iyo Rashford ayaa labaduba furayaal u noqon doona safafka weerarka ee…
50ka Difaac Ee Ugu Wanaagsan Dunida Waqtigan Oo La
Xiddiga dhaawaca kaga maqan Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa lumiyey booska koowaad ee difaacyahannada ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaana soo baxday qiimayntii ugu dambaysay ee waxqabadka laacibiinta khadka dambe ee goolka ilaaliya.Van Dijk oo toddobaadkan haysata hadal-haynta ugu badan kaddib dhaawac culus oo soo gaadhay ayaa in muddo ah soo haystay difaaca ugu fiican dunida, waxaanu hoggaaminayay qiimayn kasta, laakiin qiimayntan ugu dambaysay ayaa uu xataa ka maqan yahay tobanka laacib ee ugu wanaagsan.29 jirkan oo…