Arsenal Oo Guul Raaxo Leh Gaartay, Mourinho & Gareth Bale Oo
Si aan fiicneyn ayay ku bilowdeen laakiin kooxda keydka Arsenal ayaa si raaxo leh 3-0 uga badisay kooxda reer Ireland…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Si aan fiicneyn ayay ku bilowdeen laakiin kooxda keydka Arsenal ayaa si raaxo leh 3-0 uga badisay kooxda reer Ireland…
Xiddiga Liverpool ee Fabinho ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Brazil ee kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Venezuela iyo…
Frank Lampard ayaa ka hadlay xaaladda taam ahaansho ee ciyaartoyda kooxdiisa ee Thiago Silva iyo Kepa Arrizabalaga oo seegay ciyaartii…
Ryan Giggs ayaa shaaciyey in tababarihii horihii hore ee reer Netherlands ee Louis van Gaal uu caloosha feedh kaga dhuftay…
Arsenal ayaa isbeddel badan ku samaysay safkeeda kulanka tartanka Europa League ee ay kusoo dhoweynayso kooxda yar ee Dundalk, taas…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayay suurtogal tahay inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan…
Lionel Messi ayaa goolkii uu ka dhaliyey Juventus kulankii xalay ay 2-0 ugu soo dhiibeen Old Lady garoonka Allianz Stadium…
Frank Lampard ayaa magacaabay kooxdiisa riyada oo ka kooban xiddigihii ugu adkaa ee uu ka hor tegay waqtigii uu ciyaartoyga…
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa shaaca ka qaaday dhaqan ay lahayd kooxdiisii hore ee Bayern…
Shabakadda The Sun ayaa soo xulatay shaxda 11-ka ciyaaryahan ee ugu wanaagsan horyaalka Premier League balse ay gabi ahaanba fogeeyeen…