Neymar Jr ayaa xalay garoonka ka baxay
Kooxda reer France ee PSG ayaa ka shaqeyneysa sidii ay faahfaahin uga heli laheyd dhaawicii xalay soo gaaray Neymar Jr kulankii Lyons…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda reer France ee PSG ayaa ka shaqeyneysa sidii ay faahfaahin uga heli laheyd dhaawicii xalay soo gaaray Neymar Jr kulankii Lyons…
Schalke 04 ayaa gadaal ka soo martay goolal garaacay dusha sare ee Augsburg laakiin waxay u ogolaatay barbaro waqtiga dhaawaca ah barbaro…
Markii Andrea Patanga uu sameeyay guushii Napoli kulankii shalay ee Sampdoria, wuxuu ku orday tababarihiisa Gennaro Gattuso sababtoo ah waxay umuuqatay in…
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa gool u jira in uu bar-bareeyo rikoodhka kooxda ee Pele kadib markii uu dhaliyay goolka…
Isku aadka wareega 32-aad ee Europa League ayaa la sameeyay iyadoo la ciyaaray kulamo xiiso badan. Arsenal ayaa wajihi doonta kooxda reer…
Isku aadka wareega guruubyada ee Champions League ayaa goor dhaw lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland. Ciyaarta ugu adag ee 16-jirada…
Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa soo gaabiyay u dhaqaaqista daafaca David Luiz ka dib markii ciyaaryahanka reer Spain uu balan qaaday inuu…
Liverpool ayaa suuqa kala iibsiga soo galaysa bisha Janaury waxayna shaqaalaysiin doontaa ciyaartoy cusub si ay u xoojiso kooxdeeda. Jurgen Klopp ayaa…
Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa ku tilmaamay inuu yahay tababaraha ugu fiican Premier League xilli ciyaareedkan, madaama kooxdiisa ay weli hogaanka u…
Isku aadka wareega 16-ka Champions League ayaa maanta la sameyn doonaa, iyadoo isku aad loo sameyn doono labada koox ee ku jira…
Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Arsenal Emmanuel Frimpong ayaa ugu yeeray kooxdiisii hore inay si xor ah ku iibiyaan Granit Xhaka…