Waa saxiixa aad ugu weyn Mauricio Pochettino
Mauricio Pochettino ayaa noqon doona macalinka cusub ee kooxda Paris Saint-Germain kadib markii shalay shaqada laga caydhiyay Thomas Tuchel. Xiddiga…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mauricio Pochettino ayaa noqon doona macalinka cusub ee kooxda Paris Saint-Germain kadib markii shalay shaqada laga caydhiyay Thomas Tuchel. Xiddiga…
Guuldarro kale oo soo gaarta Arsenal kulankii sabtida ee Chelsea ayaa sababi karta in shaqada laga ceyriyo Mikel Arteta, kaasoo…
Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa soo saaray saadaashiisa toddobaadlaha ee Premier League, gaar ahaan maalinta…
Real Madrid ayaa xaqiijisay in Rodrygo Goes uu ka dhaawacmay muruqa bowdada kulankii Arbacadii ay 2-0 kaga badiyeen Granada. Xiddiga…
Manchester City ayaa ku dhawaaqday in labada xiddig ee Gabriel Jesus iyo Kyle Walker uu ku dhacay cudurka Korona Fayruska,…
Sanadka 2020 waxaa lagu calaamadeyn doonaa masiibo caalami ah, masiibo caalami ah oo burbur weyn leh taas oo xitaa Korona…
Markii Thomas Tuchel shalay laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Paris Saint-Germain, isla markiiba waxaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxda.…
Jamie Carragher ayaa aaminsan in hadaladii Mohamed Salah ee saxaafada Spain ay ahaayeen fariin uu u dirayay kooxda Liverpool si…
Haddii uu saxiixo qandaraas cusub ama uusan saxiixin, wuxuu ku soo dhowaanayaa wax aan macquul aheyn oo ah in Lionel…
Suuqa kala iibsiga jiilaalka 2020 shaki la’aan wuxuu noqon doonaa mid aan caadi ahayn laakiin xiddigo waaweyn ayaa laga yaabaa…
Manchester City ayaa ku dhawaaqday in xiddigaha Gabriel Jesus iyo Kyle Walker laga helay viruska Korona. Labada ciyaaryahan iyo laba…