VIDEO: Eden Hazard oo Gool Waali Ah Dhaliyay
Eden Hazard ayaa si cad u sheegay in uu ku soo laabanayo qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa isaga oo waliba gool…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Eden Hazard ayaa si cad u sheegay in uu ku soo laabanayo qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa isaga oo waliba gool…
Thomas Tuchel ayaa laga yaabaa inuu ku soo laabto shaqada tababarka kadib markii laga ceyriyay Paris Saint-Germain iyadoo ay jiraan…
Wararka ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo uu abaal marinta laacibka sanadka ugu fiican siiyay Robert Lewandowski. Xiddiga Juventus ayay ahayd…
Lionel Messi ayaa faallo ka bixiyay hadaladii Neymar ee ahaa inuu jeclaan lahaa inuu la ciyaaro kabtanka Barcelona xilli ciyaareedka…
Kooxda hogaamineysa Liverpool ayaa barbaro la gashay kooxda West Brom, halkaasoo Everton ay soo gashay kaalinta labaad iyadoo ka badisay…
Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha Liverpool ay ka xumaadeen ka dib barbarihii ay la galeen West Brom…
Paris Saint-Germain ayaa Thomas 5.4 milyan oo magdhow ah siisay tababarihii shaqada laga cayriyay ee Thomas Tuchel kaas oo lala…
Ciyaaryahankii ugu qaalisanaa koox kasta oo Premier League ah ayaa la soo saaray waxaana jira kooxo ay ku jiraan labo…
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa bixiyay wareysigii ugu dheeray wuxuuna ka hadlay mustaqbalkiisa, kooxdiisa Barcelona, iscasilaadii Luis Suarez,…
Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka sanadka ee qarniga 21aad ee Globe Soccer, halka Robert Lewandowski loo magacaabay ciyaaryahanka…
Mark Lawrenson oo ah khabiir BBC Sports ah ayaa shaaca ka qaaday saadaashiisa kulamada usbuucan ee Premier League, iyadoo kooxaha…