Muxuu Thomas Tuchel ka yiri xiddiga
Thomas Tuchel ayaa sheegay in Christian Pulisic uu qeyb ka yahay qorshayaashiisa ka dib markii garabka lala xiriirinayay inuu ka tagayo Chelsea.…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Thomas Tuchel ayaa sheegay in Christian Pulisic uu qeyb ka yahay qorshayaashiisa ka dib markii garabka lala xiriirinayay inuu ka tagayo Chelsea.…
Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin Arsenal iyo tartankooda sababtoo ah kaliya wuxuu fiirinayaa miiska. Spurs…
Wakiilka Cristiano Ronaldo Jorge Mendes ayaa lagu soo waramayaa inuu wadahadalo aan toos ahayn la yeeshay Real Madrid oo ku saabsan ku…
Paul Scholes ayaa dareensan in qaab ciyaareedka cajiibka ah ee Diogo Dalot uu ugu sameeyay AC Milan garoonka Old Trafford inay arki…
Pep Guardiola ayaa ku guuleystay abaalmarinta tababaraha bisha bishii labaad oo xiriir ah. Tababaraha Manchester City ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa lix guul…
Ilkay Gundogan ayaa markale loo magacaabay laacibkii ugu fiicnaa bishii la soo dhaafay ee Premier League bishii Febraayo wuxuuna ku guulaystay abaal…
Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay bilowdo wadahadalo rasmi ah oo ay la yeelato Lionel Messi isbuucyada soo…
Garsoorihii ayaa ku kaadiyay taribuunka daqiiqado yar ka hor bilowgii koobka adduunka ee Brazil. Denis da Silva Ribeiro Serafim ayaa dharkiisa ku…
Lionel Messi ayaa xor ka noqon doona Barcelona dhamaadka xiliciyaareed kaan qandaraaskiisuna wuxuu dhacayaa 30-ka Juun. Lama oga waqtigaan in laacibka reer…
Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya koox 16-sano jir ah oo xiddigo ah xilli ciyaareedkan Champions League. Afar kooxood ayaa u…
Paul Scholes iyo Owen Hargeaves ayaa ka wada hadlay barbarihii ay Manchester United xalay kula gashay AC Milan garoonka Old Trafford. United…