Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Maignan start replacing Donnarumma

Borussia Dortmund seem to have lost to AC Milan in their quest for Lille goalkeeper Mike Maignan, whose arrival at the San Siro could signal the end for Gianluigi Donnarumma.The number one place in Milan is up in the air with Donnarumma's contract expiring in the summer. If he does not sign a new deal at the end of June, he will become a free agent, and the situation has aroused interest in his signature.Donnarumma is widely regarded as the most talented Italian goalkeeper since Gianluigi Buffon and has already played over…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City vs Tottenham – Yaa Kusoo Bilowday, Yaase

Garoonka Wembley waxa ku sugan ciyaartoyda labada kooxood ee Manchester City iyo Tottenham, iyagoo foodda isku daraya Finalka Carabao Cup ama ELF Cup, iyadoo ay daawanayaan oo 8,000 taageereyaal ah oo loo ogolaaday in ay gudaha garoonka soo galaan.Manchester City oo hore meel u dhigatay horyaalka Premier League ayaa doonaysa in koobkeeda labaad uu noqdo Carabao Cup, iyagoo sidoo kalena rajaynaya in Champions League oo ay finalkiisa joogaan ay ku guuleysan karaan.Tottenham ayaa dhinaceeda waxay doonaysaa in ay soo afjarto 13…

Laba Xiddig Oo Laf-dhabar U Ah Chelsea Oo Booliska Loogu Yeedhay,

Booliska ayaa loogu yeedhay laba ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Chelsea kaddib markii ay ka qayb-galeen xaflad sharci-darro ah oo Cobham lagu qabtay Axaddii, waxaanay jabiyeen sharciga kala-fogaanshaha iyo xakamaynta fayraska Korona.Arrintan oo dhacday maalmo ka hor ciyaarta semi-finalka Champions League ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa waxa la sheegay in baadhitaan lagu samaynayo, isla markaana ay miiska saaran tahay go’aamo ay ka mid noqon karaan in lagu rido ganaax ay ku seeaan kulanka Real Madrid ee lugta…

Leeds United ready to fight to get Nicolas Tagliafico

Leeds United are ready to fight Europe's giants for Ajax left-back Nicolas Tagliafico after the defender reached a "gentleman's agreement" to leave his club this summer.The 28-year-old has long been linked with a move from the Dutch club, where both England and Spain's league leaders Manchester City and Atletico Madrid have both shown some interest in the past.But AS reports that it is Premier League newcomers Leeds who are leading the hunt to sign Tagliafico this summer, even though the Italian outfit Inter is hot on their…

AABAHA JACAYLKA: Ryan Giggs Oo Samaystay Jacayl Cusub Xilli Ay Ku

Ryan Giggs ayaa helay jacayl cusub oo ah iyadoo ay ku socoto maxkamad loosoo taaay xaaskiisii hore ee Kate Greville oo 36 jir ah oo uu dhaawacyo u geystay bishii November iyagoo wada jooga gurigooda halkaas oo ay iskaga guurtay iyadoo wajigeeda dhaawacyo ka muuqdaan.Xiddigan hore ee Manchester United ayaa  maxkamadda la hor-keenay, waxaanay boolisku soo gudiyeen dhawr eedaymood oo la xidhiidha dhaawacyada uu xaaskiisa Kate u geystay, taas oo ay si dhab ah u kala tageen.Waxa kale oo dhamaadka bishan April la dhegaysan doonaa…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Villarreal vs Barcelona – Emery & Koeman Oo Aan

Barcelona ayaa kusoo bilaabatay shax adag, kulanka adag ee ay martida ugu yihiin Villarreal kaas oo ay u baahan yihiin in saddexda dhibcood ay ka helaan si ay usoo qabtaan Real Madrid oo kaalinta labaad ku jirta, kana horreysa saddex dhibcood.Tababare Ronald Koeman ayaa kulankan kusoo bilaabay xiddigaha Lionel Messi iyo Antoine Griezmann oo afka hore wadaagaya, waxaana khadka dhexe ka taageeraya shan ciyaartoy oo kala ah Jordi Alba, Pedri, Sergio Busquets, De Jong iyo Dest, halka difaacana ay wada taagan yihiin Lenglet,…

Miyay Liverpool U Qalantaa Inay Champions League Usoo Baxo Xilli

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sameeyay qirasho lama filaan ah isaga oo sheegay in kooxdiisu aysan u ciyaarayn sida koox u qalanta inay tartanka UEFA Champions League usoo baxdo xilli ciyaareedka dambe.Liverpool ayaa markale dhibco muhiim ah lumisay kulankii ay shalay gegida Anfield kusoo dhawaysay dhigeeda Newcastle United ciyaar uu daqiiqadii 3-aad hoggaanka u dhiibay Mohamed Salah kahor inta uusan Joe Willock gool qalbi jabiyay ka dhalin daqiiqadii 95-aad.Liverpool ayaa xataa nasiib ku lahayd kaddib…

Remember Jamie Pollock’s incredible own goal for Man City

When you remember a player elegantly hitting the ball above an opponent's head while carrying down the goal and then cushioning an inch of perfect finish beyond the goalkeeper, you are immediately transported back to Paul Gascoigne's magical moment in 1996.But just two years later, a goal was scored so breathtaking that it possibly obscured the England star's strike against Scotland in the European Championships.It was Jamie Pollock's incredible (own) goal for Manchester City in a decisive relegation battle against Queens…

Kylian Mbappe ‘rejects’ fourth contract’ from PSG and wants to move Real Madrid

The roller coaster that is Kylian Mbappe's future never ends.Paris Saint-Germain director Leonardo has repeatedly stressed that he is optimistic about reaching a new contract with the Frenchman, who will enter the final year of his current deal this summer, but reports elsewhere continue to suggest something else.Mbappe is close to the last 12 months of his contract Catherine Steenkeste / Getty ImagesAccording to Deporte's Cuatro, PSG's public trust is nothing more than a way to protect themselves and Mbappe has in fact…

Inter Miami and San Jose pick up victories

The Higuain brothers played in Inter Miami on Saturday when David Beckham's franchise got a historic first MLS victory ever.Elsewhere, 17-year-old Cade Cowell made headlines for the San Jose Earthquakes against FC Dallas while New York City delivered a stunning performance to record a 5-0 victory over FC Cincinnati. Miami lost their first match in a thriller against LA Galaxy on opening day and it seemed like they were heading for another defeat with 20 minutes left against Philadelphia Union. But then the Higuains came to…