Chelsea Oo Gadhka Loo Geliyey Madax-xanuunkii U Weynaa – Arsenal,
Chelsea waxay waajihi doontaa Arsenal iyo Liverpool saddexda kulan ee ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22, waana kooxda kulamada…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Chelsea waxay waajihi doontaa Arsenal iyo Liverpool saddexda kulan ee ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22, waana kooxda kulamada…
Jurgen Klopp oo kooxdiisu difaacan kari weyday horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii 2019/20 ay ku guuleystay, isla markaana Man City ay…
Leicester City midfielder James Maddison is attracting interest from Arsenal and Chelsea. Maddison has impressed since moving to the Foxes from Norwich…
Manchester United waxa uu xilli ciyaareedku ugu bilaabmayaa garoonka Old Trafford oo ay kulanka ugu horreeya ku qaabbilayso Leeds United, waxaanay ku…
Manchester City oo horyaalka Premier League ku guuleysatay xilli ciyaareedkii hore, ayaa difaacashadeeda ka bilaabi doonta Tottenham oo ay kulanka ugu horreeya…
Isku-aadka Horyaalka Premier League ee 2021/22 ayaa la sameeyey, iyadoo xilli ciyaareedkuna bilaabmi doono August 14 oo ah muddo bil ah kaddib…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa heshiis shaqsi ah la gaadhay weeraryahanka reer Norway ee Eling Haaland oo dunida kaga yaabsaday gool dhalin…
Xiddiga khadka dhexe ee reer France ee Paul Pogba ayaa halis ugu jira in laga ganaaxo tartanka qaramada Yurub ee UEFA, kaddib…
Kulamadii hore ee tartanka qaramada Yurub ee Euro ayaa lasoo gabo-gabeeyey, waxaana durba soo baxday qiimaynta sida ay waddamadu ugu kala horreeyaan…
Difaaca xulka qaranka Germany ee Antonio Rudiger ayaa u muuqday inuu dhabarka ka qaniinay xiddiga reer France ee Paul Pogba intii ay…
Harry Kane ayaa ah xiddiga ugu wanaagsan ee ay Ingiriisku haystaan, mana gelin karaan kaydka iyadoo laga doorbidayo weeraryahanka Everton ee Dominic…