Robert Lewandowski waa mishiin goolasha ah, waxaanu si joogto ah goolasha u dhalinayay muddo toban sannadood ka badan, laakiin taasi waxay ku kooban tahay kulamada kooxaha oo kaliya.Rikoodhkiisii goolasha ee Borussia Dortmund iyo Bayern Munich waa mid cajiib ah, laakiin xulka qarankiisa Poland ayaa dhinaciisa soo eegaya, walina aan waxba ka haynin.Lewandowski ayaa ah ciyaartoyg ugu goolasha badan qarankiisa Poland waxaanu u dhaliyey 66 gool, laakiin waxa uu qarankiisu rumaysan yahay in aanay taasi ahayn wax ku filan marka la…