Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Jurgen Klinsmann Oo Magacaabay Lixda Ciyaartoy Ee Ingiriiska Ah Ee

Halyeyga reer Germany ee Jurgen Klinsmann ayaa shaaciyey magacyada lix ciyaartoy oo ka tirsan xulka qaranka England oo cabsi ku abuuraya xiddigaha xulka Germany oo ay Salaasada habeen dambe ku kulmi doonaan wareegga 16ka tartanka Euro.England iyo Germany ayaa ku wada ciyaari doona garoonka Wembley ee magaalada London, waana kulan aad loo sugayo oo ay ku lammaan yihiin xasuuso waaweyn iyo murugooyin ay Ingiriisku illoobi la’ yihiin.Warbaahinta iyo falanqeeyeyaasha kubadda cagta ayaa England u saadaalinaya inay badin doonto…

Norwich ‘closes’ on Gilmour loan

Norwich are set to sign top-rated Scottish midfielder Billy Gilmour on loan from Chelsea, with Thomas Tuchel deciding that regular Premier League football is the way forward for the 20-year-old next season.Gilmour made headlines at Euro 2020 with a fantastic performance against England at Wembley. He ran the show when Scotland held their old rivals to a 0-0 draw, motivating fans' prolonged shaking to see him involved on the international stage. The Wembley collision saw him make his full international debut. He picked out…

Arsenal Oo TODDOBA Saxeex Oo Waaweyn Samaynaysa Xagaagan & Mikel

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dhamaystiraysa saxeexyada shan illaa toddoba ciyaartoy oo kooxda koowaad ah iyadoo uu Mikel Arteta muhiimadda siinayo khadka difaaca..Gunners ayaa doonaysa inay kasoo kabato mushkiladdii haleeshay xilli ciyaareedkii 2020/21 oo ay kau dhamaysatay halkii uu hoosaysay muddo 25 sannadood ah, isla markaana aan ka qayb-geli doonin tartamada Yurub.Madaxweyna Emirates ayaa bartilmaameedkooda koowaad ka dhigtay difaaca reer England ee kooxda Brighton khadka dambe uga ciyaara, kaas oo ay kula  jiraan…

Liverpool Oo Doonaysa Xiddigii Uu Lionel Messi Ku Tilmaamay

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la sheegay in ay u dhaqaaqday saxeexa xiddig uu amaanay Lionel Messi oo uu ku sifeeyey laacib dhamaystiran, kaas oo ka ciyaara khadka dhexe.Tababare Jurgen Klopp ayaa qorshaynaya inuu dibu-habayn ku sameeyo kooxdiisa kaddib xilli ciyaareed ay dhibaatoodeen oo sababta ugu weyna ahayd dhaawacyo tiro badan, laakiin illaa hadda ayaanay wax saxeex ah samaynin, halka awooddooduna sii diciiftay maadaama uu ka tegay laacibka khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum.Sida uu qoray wargeyska AS ee kasoo…

An XI of players who can earn big transfers

One of the best parts of any major tournament is seeing which players hit their stocks so high that they earn a big transfer.Known as 'Andriy Arshavin Effect' (patent application), we have seen many players seal big moves from the back of some impressive performances at the international level, and Euro 2020 has been no exception.Here is an XI of players who have earned a step from this summer's tournament.Vaclik is a free agent / BSR Agency / Getty ImagesCurrent club: Free agentSuggested clubs: Wolves, Southampton, Union…

Carlo Ancelotti Oo Go’aamiyay SADDEXLEYDA Weerar Ee Uu Real Madrid Ku

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aamiyay saddexleyda weerar ee uu doonayo inuu kusoo dagaal galayo xilli ciyaareedka cusub ee 2020-21.Wakhtigiisii koowaad ee Madrid ayuu Ancelotti ahaa mid kusoo faa’iday saddexleydii caanka ahayd ee BBC oo kala ahaa Karim Benzema, Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo isaga oo kula soo guuleystay Champions League sanadkii 2014.Sida uu sheegayo wargeyska AS, tababare Ancelotti ayaa kaliya booska uu baneeyay Ronaldo ku bedeli doona Eden Hazard isaga…

£ 30 million in Smith Rowe was rejected

Aston Villa have received a second offer for Emile Smith Rowe worth £ 30 million rejected by Arsenal, who have not yet completed a new contract for the attacking midfielder.The Midlands club had a first offer worth £ 25 million rejected earlier this month but have shown no signs of losing interest in the 20-year-old.Smith Rowe scored two Premier League goals last season / Pool / Getty ImagesThere has been much discussion about whether Villa should return with a larger offer and they have done exactly that, but again their…

No, Joao Felix is ​​not guilty of Portugal’s Euro 2020 outcome

"There is no excuse for leaning back and just missing the goal, just testing the goalkeeper because this is a top player, you can not get around it.Felix, when he came in - that guy is a scammer! He's a scammer! Your country needs you. He comes in - hit the target!"100 million pounds ?! If I were Ronaldo I would follow him in the locker room. Shocking!"Okay, so Roy Keane is not the biggest Joao Felix fan in the world. Honestly, it would have been a huge shock if Manchester United and the Ireland legend had come out after…

Everton are likely to return after Atletico’s departure

Toni Duggan is likely to join former club Everton after confirming his departure from Atletico Madrid.Duggan confirmed in May that she intended to leave Atletico when her contract expired this summer in hopes of returning to the WSL, citing the coronavirus pandemic and being separated from her family back home in England as a key factor in her decision.The 29-year-old also hopes to play club football in England, having been abroad for four years after signing for the first time in Barcelona in 2017, will put her in a…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More