Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Isku Aadka Wareega Afar Dhammaadka Ee Copa America Oo Samaysmay

Waxa soo dhammaaday wareega siddeed dhammaadka ee tartanka Copa America iyagoo afarta xul ee iskugu soo gudbay heerka afar dhammaadka ay kala yihiin Brazil, Argentina, Peru iyo Colombia.Habeen hore ayay ahayd markii Brazil ay guul 1-0 ah kusoo baxeen iyaga oo kasoo talaabsaday Chile halka Peru ay booskooda ay rigoorayaal kaga soo xaqiiqsadeen Paraguay oo ay 3-3 isku dhaafi waayeen 120 daqiiqo.Xalay ayay Argentina dhinaceeda natiijo 3-0 ah kusoo jiidhay Ecuador iyadoo Lionel Messi uu laba caawimo iyo gool soo sameeyay halka…

Jose Mourinho Oo Digniin U Diray Xulka England Kaddib Guushii Weynayd

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa digniin u diray xulka qaranka England kaddib markii ay xalay karbaash ku dhufteen Ukraine, una gudbeen semi-finalka Euro 2020.Xulka lagu naanayso Three Lions ayaa gaadhay semi-finalka markii u horreysay tan iyo 1996kii, iyagoo guul 4-0 ah ku gaadhay Ukraine oo ay ku wada ciyareen magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga.Harry Kane ayaa u dhaliyey laba gool, Jordan Henderson iyo Harry Maguire ayaa iyaguna shabaqa soo taabtay, xilli uu Raheem Sterling goolal la’aan ku…

Manchester United Oo Heshiis La Gashay Raphael Varane Xilli Ay Go’aan

Manchester United ayaa si fiican uga adeeganaysa suuqa iibka ciyaartoyda iyadoon wax waqti ah iska luminayn, waxaana saxeexii Jadon Sancho oo horraantii toddobaadkan ay ku dartay hal saxeex oo kale oo ay muddo raadinaysay oo ay ku xoojinayso difaaceeda.Red Devils waxay Sancho kasoo bixisay lacag gaadhaysa £73 milyan oo Gini, iyadoo warbaahintuna sheegaysa inuu xidhan doono No. 7 oo looga saarayo Edinson Cavani.Kaddib markii ay isku hubsatay saxeexa Sancho, Manchester United ayaa waxay u dhaqaaqday difaaca reer France ee…

Twitter reacts to England reaching the semi-finals of Euro 2020

* Three Lions by The Lightning Seeds, David Baddiel and Frank Skinner call out around the country *England are in a second consecutive tournament semi-final - and they can actually win the whole thing!OK. Let's not get ahead of ourselves too much, but it's difficult given the trashing that the three lions gave Ukraine on Saturday night.A 4-0 victory in their quarter-final match sealed a semi-final with Denmark at Wembley. It was a brilliant performance from Gareth Southgate's men.And the excitement started long before…

Isku Aadka Semi-Finalka Koobka Euro 2020 Oo La Xaqiijiyay Iyo Waqtiga

Waxaa la xaqiijiyay afarta xul ee u soo gudbay wareega afar dhamaadka tartanka Koobka Qaramada Yurub ka dib markii la ciyaaray afartii kulan ee wareega sideed dhamaadka.Waxaa semi-finalka u soo baxay xulalka England iyo Denmark oo caawa badiyay iyo xulalka Spain iyo Talyaaniga oo xalay guulo soo gaaray.England waxay caawa 4-0 ku xasuuqday Ukraine waxayna semi-finalka habeenka Arbacada Wembley kula dheeli doonaa Denmark oo iyagana caawa 2-1 uga soo badiyay Czech Republic.Spain ayaa semi-finalka u soo baxday markii ay rigoore…

England Oo Awood Ugu Soo Baxday Semi-finalka Euro 2020, Ukraine Ayay

Xulka Ingariiska ayaa u soo baxay semi-finalka Koobka Qaramada Yurub ka dib markii ay guul weyn ka gaareen xulka Ukraine oo ay wareega sideed dhamaadka isku arkeen ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Stadio Olimpico ee magaalada RomaEngland ayaa semi-finalka waxay Wembley kula ciyaari doonaan xulka Denmark oo iyagana ka soo gudbay Czech Republic.Waqti dheer kuma aysan qaadanin xulka Ingariiska inay hogaanka u qabtaan ciyaarta iyadoo daqiiqadii afaraad uu shabaqa soo taabtay weeraryahan Harry Kane ka dib kubad uu ka soo…

Kane & Sterling fall silent again

No two players in the current England line-up have had to prove critics wrong as much as Raheem Sterling and Harry Kane.The former was constantly told by the press without good reason ever since he broke through as a teenager in Liverpool, the latter had the metaphorical albatross hung around his neck due to his empty trophy cabinet in Tottenham.The duo led the way for the Three Lions at the 2018 World Cup, and despite reaching their first semi-final in 28 years, they were the ones who got the scapegoat for not taking…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Caawa Oo Sabti Ah

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa furan iyadoo kooxaha ay ku howlan yihiin sidii ay ku soo xerogelin lahaayeen ciyaartoyda ay u arkaan inay ku xoojin karaan kooxdooda xilli ciyaareedka soo socda.Hadaba shabakada Laacib waxay caawa idiin soo uruurisay wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo kookooban.Sergio Busquets ayaa go’aan ku gaaray inuu sii joogo Barcelona inkastoo uu dalabyo qaali ah ka helayay kooxaha Mareykanka bilihii ugu danbeeyay, laakiin wuxuu qorsheynayaan inuu horyaalka MLS u wareego xagaaga…

Sawirkii Ugu Horeeyay Oo Laga Qaaday Christian Eriksen Tan Markii Uu

Christian Eriksen ayaa sawir laga qaaday markii ugu horeysay tan iyo markii uu ka soo baxay cusbitaalka ka dib markii uu wadno xanuun ku soo booday isagoo garoonka ku jira.Xiddiga khadka dhexe ee Denmark ayaa dhulka ku dhacay intii ay socotay kulankii ugu horeysay ee xulkiisa Denmar uu la ciyaarayay xulka Finland tartanka Euro 2020.Laakiin 29 jirkaan ayaa xaaladiisa ay ka soo reyneysaa ka dib qaliin lagu sameeyay, waxaana lagula sawiray taageero da’ yar isagoo jooga xeebata Tidvilde Strand ee dalka Denmark.Eriksen ayaa u…

Mikkel Damsgaard continues to play for Denmark at Euro

For most of us, a 21st birthday is simply a blur; a night where you thrive (maybe a little too much). A night that the next morning makes you pay for - in a cruel and painful way.But Mikkel Damsgaard is not like you or me. He always remembers the night he turned 21 years old. He played in a Euro 2020 quarter-final for Denmark against the Czech Republic and then celebrated (responsibly) his country's passage in the last four of the tournament.Mikkel Damsgaard and Kasper Schmeichel are all smiling after beating the Czech…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More