Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

GO’AAN: Jurgen Klopp Oo Liverpool U Sheegay Go’aanka Uu Ka Gaarey Soo

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo warramayaa inuu ku gacan saydhay wararka sheegaya inuu kooxdaas dib ugu soo celinayo Philippe Coutinho oo saddex sano iyo badh kahor kaga tagay Anfield.Barcelona ayaa dhexda kaga jirta xaalad dhaqaale ahaan adag waxaana ay u baahantahay inay 175 Milyan oo euro oo mushaharaadka ay bixiso ah meesha ka saarto si ay heshiis cusub uga saxeexato Lionel Messi oo bishii hore qandaraaskiisii kooxdu dhacay.Iyagoo aad uga fikiraya sidii ay u yarayn lahaayeen mushaharka ay…

HESHIIS DHAN: Xiddigii Chelsea Ee Tuchel Macasalaameeyey Oo Ka Degay

Thomas Tuchel ayaa shalay macasalaameeyey weeraryahanka kooxdiisa ee Olivier Giroud oo sidii aanu wararkii hore idiinku sheegnay shandaddiisa xidh-xidhay kuna sii jeeda horyaalka Talyaaniga ee Serie A.Kooxaha Chelsea iyo AC Milan ayaa xalay gaadhay heshiis ay ku kala iibsanayaan gool-dhaliyaha reer France, waxaana sidaas kusoo afjarmaya waayihii Olivier Giroud ee Stamford Bridge.Milan ayaa bixinaysa €2 milyan oo Euro oo ay ku iibsanayso laacibkan, iyadoo Chelsea hore u sheegtay in ay u baahan tahay in laacibkan ay ku darto…

Niyad-dhis Mise Xaqiiqo: Giorgio Chiellini Oo Sheegay In Ciyaaryahanadda

Difaaca xulka qaranka Talyaaniga ee Giorgio Chiellini ayaa ku tilmaamay xulka England ‘murashaxiin halis ah oo ku guuleysanaya tartanka Euro’ ee ay finalkiisa usoo gudbeen, kaas oo ay Axadda wada ciyaari doonaan Talyaaniga iyo Ingiriisku.Giorgio Chiellini ayaa dareensan ‘tayada iyo awoodda jidh ahaaneed’ ee ciyaartoyga England in ay tahay sarraysa, isla markaana aanay fududaan doonin marka ay iska hor yimaaddeen. Sidaas oo ay tahay, waxa uu Giorgio Chiellini sheegay in xulka qarankooda Talyaanigu aanu ka baqaynin Three Lions…

Arsenal Oo Dalabkii Saddexaad Ka Gudbisay Xiddig Uu Mikel Arteta Ka

Arsenal ayaa dalabkii saddexaad ka gudbisay xiddig uu tababare Mikel Arteta doonayo in uu ka dhigto kabtanka kooxda, kaas oo laba jeer oo hore oo ay dalabyo ka gudbiyeen ay ku guuleysan waayeen.Arsenal ayaa hore u gudbisay dalab £42 milyan ah, laakiin diidmo degdeg ah ayaa kasoo gaadhay, waxaanay ku celiyeen dalab kale iyadoo lacagta gaadhsiisay £48 milyan oo Gini, balse kaasna kuma ay guuleysanin iyadoo loo sheegay in lacagtaasi aanay gaadhsiisnayn intii ay kooxda uu ciyaartoygani joogo ku fasixi karaysay.Tababare Mikel…

England vs Italy: Complete head-to-head record

England and Italy will meet for the 28th time on Sunday to battle it out for glory in the Euro 2020 final. Historically, these two teams have often shared the spoils, but it's Italy who have come out on top more often. Gli Azzurri have picked up 11 wins, with England celebrating eight times and the points being shared a further eight. Ahead of the big day, here's take a look at every meeting between England and Italy. The England team wait for a Train at Victoria Station to travel to Rome for a game v Italy in 1933#England…

New Roma boss defends Premier League record

Jose Mourinho has moved to defend his Premier League record after being asked about his recent performances in England during his unveiling as Roma's new manager.The Portuguese tactician is one of the most decorated managers ever to adorn the Premier League, having won three English crowns over two different spells with Chelsea.Despite his glittering spells with the Blues, the 58-year-old failed to win the league title in both of his most recent managerial positions in England - after taking over Manchester United and…

The clubs that should be looking for Marcel Sabitzer

You don't have to be a football genius to know that high-quality players are hard to come by, so when one becomes available for as little as £ 17 million, any club would be angry not to throw their name in the hat.Marcel Sabitzer has for several seasons competed with impressive performances in the Bundesliga and in Europe with RB Leipzig. It has been at the same level as in recent years, a lot of sides have already tried to entice the German club to differentiate themselves from their captain, even though their steep price…

Mikkel Damsgaard proves that he is a future superstar

On the way into Euro 2020, few people gave Mikkel Damsgaard much hope of getting anything more than short comerolls from the bench.Denmark's head coach Kasper Hjulmand is a man who seems to favor experience over young people with wildcards, even though the terrible incident with talisman Christian Eriksen in their initial game against Finland saw the Danish boss hand Damsgaard his chance.The 21-year-old's first outing at a major tournament came against the first-class team in the world Belgium on match day two (no pressure)…

Ibrahima Konate Oo Xaflad U Samaystay Lambarka Cusub Ee Liverpool

Ibrahima Konate ayaa samaystay xaflad iyo damaashaad, waxa uu soo urursaday asxaabtii uu ku lahaa magaaladii uu ku dhashay, sababtuna waa in ay u rumowday riyadiisii Liverpool. Riyadani ma ahayn in kaliya uu ka ciyaaro Anfield balse waxa ku lamaanaa in uu xidho No.5 oo ah lambarka uu ugu jecel yahay.Difaacan reer France ayay Liverpool kasoo iibsatay RB Leipzig iyadoo kasoo bixisay £36 milyan oo Gini oo ahayd lacagtii lagu burburin karayay qandaraaskiisa, waxaanu markiiba kasoo degay Anfield.Konate oo ah ciyaartoy Muslim ah…

Manchester United Oo Uu Ka Tegay Xiddig Lagu Tilmaamo Inuu Leeyahay

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa uu ka ambobaxay mid ka mid ah xiddigaha da’yarta ah ee mustaqbalka wanaagsan, kaas oo aan qayb ka noqon doonin safka tababare Ole Gunnar Solskjaer.Manchester United oo ay joogaan ciyaartooyo badan oo waaweyn ayay yar tahay fursadda ay heli karayaan ciyaaryahannada da’yartu, waxaanay taasi ku riixaysaa in ay ka fikiraan mustaqbalkooda oo ay doontaan kooxo ay ka heli karayaan waqti ciyaareed.Laacibka da’da yar ee Tahith Chong ayaa Manchester United kaga tegaya qaab amaah ah, waxaanu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More