Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Iniesta Tweets Support for Furuhashi
Andres Iniesta has sent an emotional message of support to the outgoing Vissel Kobe teammate Kyogo Furuhashi, when he gets ready to join Ange Postecoglou at Celtic.Furuhashi's signing was announced over the weekend as Postecoglou's third summer signing, joining Sheffield Wednesday's Osaze Urhoghide and Israeli winger Liel Abada at Parkhead.The 26-year-old is the most exciting of the party, but after scoring 15 goals in 21 games despite playing wide for Vissel Kobe this season. Friends, place a changing room account and see…
Waxa Walaalo Yihiin Ciyaartoy Tottenham Ah, Vincent Kompany Ayaa
Waxa laga sheekaynayaa qisada wiilka da’da yar ee ay Arsenal saxeexiisa ka shaqaynayso ee Albert Sambi Lokonga, kaas oo ay warbaahinta Belgium tilmaamayaan inuu wax badan kusoo kordhin doono Gunners oo kaliya shaacintii heshiiskiisu dhiman tahay.Albert Sambi Lokonga waa 21 jir u dhashay waddanka Belgium oo lagu tilmaamo mid ka mid ah ciyaaryahannada layaabka leh ee beryahan dambe lagu arkay horyaalka Belgian First Division A, waxaanu kasoo dhex baxay kooxda Anderlecht oo uu hormood u yahay.Arsenal ayaa la fahamsan inay mar…
Harry Wilson connected to Fulham
Fulham are currently favorites to land Liverpool winger Harry Wilson, who has been made available for transfer this summer.The 24-year-old Wilson had been linked with a move from the club last year, but when no suitable offers were received, he stopped joining Championship side Cardiff City on loan for the campaign to try to play back to Jurgen Klopp's plans - or at least raise their profile and price tag for future windows.Wilson has fought to convince Jurgen Klopp / Jan Kruger / Getty ImagesSeven goals and 12 assists in 37…
Arsenal transfer news: Lokonga agreement confirmed
Arsenal have confirmed the arrival of midfielder Albert Sambi Lokonga from Anderlecht on a permanent deal.Gunners boss Mikel Arteta has been keen to add some new faces to the midfield and the club scouts quickly set their sights on Sambi Lokonga, who has been a regular at Anderlecht for a few years and finished last season with the captain's bracelet.??? oath and charged? pic.twitter.com/teIKur1gPA- Arsenal (@Arsenal) 19 July 2021Confirmation of the deal was accidentally tweeted by Anderlecht, who quickly deleted his post…
Potential destinations for Saul – ranked
Saul Niguez and his nine-year contract at Atletico Madrid are a regular at the rumor mill.Before this summer, all interest in the Spanish midfielder was quickly rejected and a price tag of £ 100 million + was hit on his head, but nowadays things have changed and it seems that Saul is on his way out.But where could he be going?Moving to Bavaria is a bit meaningful / Christian Kaspar-Bartke / Getty ImagesSaul is open to leaving Atletico after being frustrated by the lack of consistent minutes, so why would he ever want to join…
Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ee Mustaqbalka Leh Ee £15 Milyan Ee Gini Ay
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa haysata dalab £15 milyan oo Gini lagu qiyaasay oo laga soo gudbiyey mid ka mid ah ciyaartoydeeda mustaqbalka leh, kaas oo uu tababare Jurgen Klopp aanu ku darsanin qorshihiisa.Reds ayaa xagaagan iibinaysa qaar ka mid ah ciyaartoydeeda aan muhiimka ahayn si ay u hesho lacag ay iskaga furfurto dhibaatada dhaqaale xumada, ugana caawisa in ay suuqa ka doontaan laacibiinta ay u baahan yihiin inay soo iibsadaan, si ay iskugu xoojiyaan xilli ciyaareedkan.Liverpool oo ku suganw addanka Austria oo…
Yaa Gaadhi Kara? Xiddigihii Ku Tartamay Ballon d’Or 1998 Oo Illaa
Muddo 15 sannadood ah waxa kubadda cagta hor-fadhiyey labada ciyaartoy ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo intii ka dambaysay 2007 oo uu Ricardo Kaka ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or iyaga uun iska beddelayay marka laga reebo 2018 oo uu Luka Modric soo dhex-galay.Sannad kasta, waxay ahaayeen tartameyaasha saddexda ah ee fagaaraha yimaadda, mana jirto mar ay ka maqnaayeen tan iyo 2008, waxaanay qaybsadeen 11 abaal-marinood oo Ballon d’Or ah.Messi ayaa lix haysta, Ronaldo na shan, balse mar kale ayuu haddana ugu…
Raphael Varane Oo Gaarey Magaalada Madrid, Go’aanka Bixitaanka Ee Uu
Carlo Ancelotti ayaa bilaabi doona inuu dib u helo ciyaartoydiisa muhiimka ah toddobaadkan, kaddib markii ay muddo ku maqnaayeen kulamada caalamiga ah, waqtigaas oo ahaa xilligii isagana la magacaabay. Karim Benzema, Raphael Varane, Luka Mordic, Toni Kroos,, David Alaba iyo Gareth Bale, kuwaas oo ahaa ciyaaryahannadii tartanka kaga hadhay wareeggii 16ka, laakiin waxa waqli fasaxoodu sii socon doonaa laacibiintii soo gaadhay wareegyadii ka dambeeyey, sida Thibaut Courtois iyo Edeni Hazard.Maalmaha soo socda, waxa jiri doona…
Is-Muujiya Kaddib….- Qorshaha Gaarka Ah Ee Ay Barcelona Ka Leedahay
Iyadoo ay soo dhawaadeen kulamadii saaxiibtinimo ee ugu horreeyay ee Barcelona, madaxda kooxdaas ayaa ka warqabta sida ay muhiim u yihiin qaab ciyaareed xoogan oo ay ciyaaryahanadeedu soo bandhigaan.Kulamada saaxiibtinimo ee ay la ciyaari doonaan Gimnastic oo ay Arbacada la kulmayaan iyo Girona oo ay Sabtida ballansan yihiin ayaa door muhiim ah ka ciyaari kara inay ka caawiyaan muhiimadooda koowaad ee suuqan ee ah inay dhimaan mushaharka ay bixiyaan.Taas ayaa ah sababta ay Barcelona u doonayso inay kulamadaas door muhiim ah…
Celtic & Rangers learn fate
Rangers have been drawn against either Malmö or HJK Helsinki in the Champions League third qualifying round when they try to reach the group stage in Europe's elite competition for the first time since the 2010/11 season.However, Celtic must face Midtjylland in the second qualifier, with a tough third round against PSV Eindhoven or Galatasaray waiting for the winner.Third qualifying round ✅Who is the strongest team at this stage? #UCL pic.twitter.com/i1KU6G0Tug- UEFA Champions League (@ChampionsLeague) 19 July 2021Celtic…