Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

SADDEX Ka Mid Ah Ciyaaryahanadda Chelsea Oo Laga Wareejiyey Lambarradii Ay

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lambarradii ay xidhnaayeen ka qaadday saddex ka mid ah ciyaartoydeeda, waxaanay u sheegtay in ay raadsadaan kooxo kale oo ay u ciyaaraan fasalkan ka hor inta aanu xidhmin suuqa  iibka ciyaartoyda ee labada toddobaadka hadhsan yihiin.Sida uu qoray wargeyska The Atheltic, Chelsea ayaa si rasmi ah waxay lambarradii uga wareejiysay saddex ciyaartoy oo aanay rajo badan ka qabin kartidooda iyo inay wax kusoo kordhin karayaan Stamford Bridge.Tababare Thomas Tuchel ayaa uu wargeysku sheegay inuu…

Granit Xhaka approves a new three-year Arsenal contract

Granit Xhaka has signed a new three-year contract at Arsenal, which includes the possibility of extending his stay by another year. The new agreement represents a significant turnaround with Xhaka who is expected to leave the club earlier this summer. Roma even agreed on personal terms with the player, only for the two clubs to reach a standstill over their transfer fee. Xhaka was part of the team that lost to newly marketed Brentford on opening day / Shaun Botterill / Getty ImagesBefore that, the midfielder had been…

Joan Laporta Oo Daboolka Ka Qaaday Xaaladda Halista Ah Ee Ay Ku Jirto

Xaaladda dhaqaale ee ay ku sugan tahay kooxda kubadda cagta Barcelona waa mid halis ah, waxaanay daynta lagu leeyahay gaadhay £1.15 bilyan oo Gini, xilli ay la dhibaatoonayaan bixinta mushaharooyinka ciyaartoyda.Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa Isniintii maanta waxa uu daboolka ka qaaday xaaladda halista ah ee ay ku sugan tahay kooxdu iyo in xataa ay ku adag tahay in ay bixiso mushaharooyinka ciyaartoyda iyadoo uu ka maqan yahay Lionel Messi oo ay awoodi waayeen in ay sii haystaan.Laporta ayaa si ba’anu eedeeyey…

Klinsmann reveals the secret to the game with seven saves

LA Galaxy goalkeeper Jonathan Klinsmann has revealed that he kept the fact that he started in the 1-0 victory over Minnesota United to himself before the game.The 24-year-old had played back-up for Jonathan Bond all season but entered starting XI for the first time in 2021 on Saturday.Have yourself one day, Jonathan Klinsmann. ?A massive free kick save in stoppage time! pic.twitter.com/fmDpPB7Nt3- Major League Soccer (@MLS) August 14, 2021And Klinsmann not only took the chance that Greg Vanney had given him; he grabbed it…

News from Liverpool: Leighton Clarkson joins Blackburn

Liverpool's young Leighton Clarkson has gone to Blackburn Rovers on loan until the end of the season.Clarkson is highly rated and will make his red debut in the EFL Cup quarter-final against Aston Villa in December 2019, before continuing to earn his first start in the FA Cup later this season.✍️ ???????? ????? ?? ????Rovers are happy to announce that midfielder Leighton Clarkson has bought a loan from Liverpool. # Rovers? Pic️ pic.twitter.com/7D8CKqmnbw- Blackburn Rovers (@Rovers) August 16, 2021The 19-year-old…

Increased confidence in the Odegaard deal

Arsenal are increasingly convinced that they can enter into an agreement for Martin Odegaard to return to the club.90min revealed earlier this month that talks were underway again between the two clubs after it turned out that Real were ready to move on from the 22-year-old.New head coach Carlo Ancelotti likes the player, but does not classify him as a first team regular. The Italian has told his bosses that Odegaard can move on.The Norwegian had still hoped that he could have a long-term future in the Spanish capital, but…

Carli Lloyd: USWNT legend announces retirement

USWNT legend Carli Lloyd has announced his planned retirement at the end of the 2021 NWSL season and will play his final matches for the national team in September and October.USWNT has four "autumn friendly matches" planned against unannounced opposition, which will be Lloyd's last for her country, 16 years after she made her debut in 2005.After those games, 39-year-old Lloyd will stay at NJ / NY Gotham for the rest of the NWSL season. The regular season ends at the end of October, with the team currently striving to make…

Bayern Munich Oo Xaqiijisay In Joshua Kimmich Iyo Leon Goretzka Ay

Madaxweynaha Bayern Munich ee Herbert Hainer ayaa qirtay in ay kooxdiisu luminayso labada ciyaartoy ee khadka dhexe ee Joshua Kimmich iyo Leon Goretzka oo aanay sii haysan karaynin, xilli ay labadan ciyaartoy dhamaysanayaan qandaraasyadooda.Joshua Kimmich oo ka mid ah ciyaaryahannada ugu wanaagsan ee waqtigan jooga ayaa waxa heshiiska uu kula jiro Bayern Munich ka hadhsan laba sannadood, waxaana soo baxaya warar sheegaya in aanu sii joogi doonin Allianz Areana, halka Leon Goretzka oo isaguna dhex wanaagsan oo ay kooxo badan…

Thomas Tuchel Oo Isbeddel Ku Samaynaya Qaabka Ay U Ciyaarto Chelsea

Chelsea waxay ku ciyaari doontaa qaab ka duwan midkii hore ikyo shaxda uu tababare Thomas Tuchel kusoo galo oo iyadana isbeddel ku iman doono, kaddib markii uu Stamford Bridge yimid Romelu Lukaku oo jabiyey rikoodhkii iibka Chelsea.Weeraryahanka reer  Belgium ayaa toban sannadood kaddib dib ugu soo laabtay Chelsea, iyagoo £97.5 milyan oo Gini kasoo bixiyey, waxaana uu seegay kulamadii UEFA Super League iyo Crystal Palace, laakiin tababare Tuchel ayaa  go’aan ka gaadhi doona haddii uu kusoo bilaabayo ciyaarta usbuuca…

Man Utd’s biggest opening day wins

Manchester United have often started new Premier League seasons with a big win in their opening game of the campaign, hoping to make a statement and put a marker on rivals.United have won their opening match of a league season with three or more goals on eight occasions over the years.Here's a closer look at their biggest opening day victories ...Dimitar Berbatov scored Man Utd's first goal 2010/11 / ANDREW YATES / Getty ImagesUnited kicked off the 2010/11 season with their record-breaking 19th division title with a…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More