Shaxda Ugu Fiican Wareega 2-aad Ee Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 2-aad ee tartanka Euro 2024.

Kulamo xiiso leh ayaa la soo bandhigay kulamadii la ciyaaray ee Wareega 2-aad ee tartanka.

Kadib markii la soo afjaray kulamadii wareega 2-aad ee tartanka Euro 2024.

Xulalka Spain iyo Austria ayaa shaxda ku leh 2 xiddig kadib markii ay gaadheen guulo muhiim ah.

Dhinaca kale xulalka Georgia, Scotland, Ukriane, Czech, Netherlands, Portugal Iyo Belguim ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More