Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Liverpool vs Barcelona – Isku-aadka Champions League Ee

Isku aadka tartanka Champioins League ee xili ciyaareedkan cusub ee 2020-21 ayaa la samayn doonaa maalinta berri, waxaana xaflad lagu qaban doono magaalada Geneva ay koox walba indhaheeda ku arki doontaa saddexda kooxood ee ku wehelin doonta heerka group-yada.Afarta kooxood ee Premier League ku leeyahay Champions League xili ciyaareedkan, ayaa waxa dhalada koowaad kaga jirta Liverpool oo kaliya, halka saddexda naadi ee kale ee Manchester City, Manchester United iyo Chelsea ay dhamaantood ku jiraan quraaradda labaad.Kooxda…

Eden Hazard Oo Laga Saaray Liiska Ciyaartoyda Real Madrid Ee

Xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Real Madrid ee kulanka caawa ay ku martigelin doonaan Real Valladolid, kaddib markii uu laacibkan dhaawac cusub soo gaadhay.Hazard oo tababarka kooxdiisa kusoo laabtay maalmo ka hor ayaa lagu soo daray ciyaartoyda Los Blancos ee kulankan, hase yeeshee inta aan la gaadhin waqtiga ciyaartaba tababare Zidane usoo yeedhay war kale oo naxdin leh oo sheegaya in Hazard aanu ku xisaabtami doonin muddo bil ah oo kale.Real Madrid oo xagaagii hore Hazard kasoo…

Gary Neville Oo Magacaabay SADDEXDA Meelood Ee Manchester

Halyeyga Manchester United ee Gary Neville ayaa tilmaamay saddexda meelood ee ay ka liidato kooxdiisa  hore, isla markaana ay u baahan yihiin inay iska xoojiyaan inta aanu xidhmin suuqa iibka ciyaartoyda ee ay maalmaha kooban ka hadhsan yihiin.Manchester United ayaan awood u yeelan doonin inay ciyaartoyo cusub lasoo saxeexato wixii ka dambeeya October 5 oo ah maalinta uu suuqu xidhmi doono, waxaana wali Red Devils ay ku jirtaa xaalad adag oo ka haysata safkeeda.United ayaa ku fashilantay inay lasoo wareegto Jadon Sancho oo…

Xiddigii Ay Ku Dagaallamayeen Bayern Munich Iyo Barcelona Oo

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Barcelona ayaa lagu sawiray difaaca kooxda Ajax ee Sergiño Dest oo kasoo degay, halkaas oo uu sawirro iyo muuqaal kooban kaga duubay wariye Alfredo Martinez Salaasadii shalay.Sergiño Dest oo ay si weyn ugu loollameen Barcelona iyo Bayern Munich, isla markaana ay kooxda reer Germany tilmaantay in la khiyaameeyey ayaa lacag lagu qiyaasay 25 milyan oo Euro waxa uu ugu wareegayaa Barcelona, taas oo soo afjaraysa muddo uu ka mid ahaa ciyaartoyda Ajax.19 jirkan ayaa qalinka ku duugi doona heshiis…

Xiddig Ka Tirsan Chelsea Oo Ka Degay Koox Kale, Saxeexyadii

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa bilowday inay kala fududayso xiddigaha tirada badan ee ay haysato kaddib saxeexyadii ay samaysay xagaagan. Blues ayaa si weyn uga shaqaysatay suuqa iibka xagaagan oo ay gelisay lacag ka badan 250 milyan oo Gini, iyadoo soo xero-gelisay Kai Havertz, Timo Werner, Hakim Ziyech, Ben Chilwell, Mendy, Thiago Silva iyo Malang Sarr, waxaanay taasi culays ku keentay laacibiintii hore usoo joogay ee qaarkood boos la’aanta ahaayeen. Laacibka khadka dhexe ee reer England ee Ross Barkley ayaa…

Ole Gunnar Solskjaer Oo Dalbaday Xiddig U Ciyaara Real

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa doonaysa inay lasoo saxeexato xiddig ka tirsan Real Madrid kaddib markii ay ku guul-darraysteen inay lasoo saxeexdaan Jadon Sancho oo ahaa bartilmaameedka koowaad ee Red Devils ee xagaagan.Man United ayaa xalay heshay jawaabta dalabkii ugu dambeeyey ee ay ka gudbiyeen Sancho, waxaanu ahaa mid aan ka farxin oo Borussia Dortmund ay mar kale kasoo diidday.Waxa kale oo ka horreeyey oo Manchester United ay ku fashilantay ciyaartooyo ay dalbatay oo ay ka mid ahaayeen Sergio Reguilon,…

“Marka Aad Musqusha U Baahato Waa Inaad Cararto” – Eric Dier

Eric Dier ayaa qirtay in Jose Mourinho aanu ku faraxsanayn inuu ka baxo garoonka oo uu suuliga tago iyadoo ciyaartu socota, waxaase uu sheegay inuu yahay ‘wicitaan dabiici ah’ oo marka laguu yeedho ay qasab tahay inaad tagto.Spurs ayaa xilli dambe barbarraysay Chelsea oo 1-0 ku hoggaaminaysay inta badan, waxaanay ugu dambayntii Tottenham ku adkaatay rikoodheyaal 5-4 ah iyagoo iska xaadirisay wareegga shanaad ee Carabao Cup.Ciyaarta ayay ka dhaceen arrimo layaab lahaa, waxaanay midda hore ahayd inay isku dhaceen Jose Mourinho…

Lionel Messi Oo War Weyn Oo Kale Kasoo Yeedhay, Khilaafkii

Lionel Messi ayaa markii ugu horreysay si cad u sheegay inuu wax walba u hurayo sidii ay Barcelona guulo u gaadhi xili ciyaareedkan, isla markaana uu dhamaaday khilaafkii u dhexeeyey isaga iyo maamulka oo ay meel iska dhigayaan.Messi oo xagaagan si lama filaan ah u shaaciyey inuu ka tegayo Barcelona ayaa muran sharci iyo hadal hayn muddo socotay kaddib, waxa uu go’aansaday inuu dhamaysto sannadka uga hadhsan heshiiskiisa, taas oo mar kale uu ka dambeysiiyey hadal cadho weyni ka muuqatay oo kasoo yeedhay markii uu Luis Suarez…

Brighton vs Man United – Ole Oo Imtixaan Kale Maraya,

Afar maalmood kaddib kulankoodii horyaalka Premier League ee ciyaarta oo dhamaatay ay Manchester United heshay rikoodhaha uu VAR u go’aamiyey ayay mar kale Brighton garoonkeeda ku martigelinaysaa Red Devils, waxaana doorkan ay ku dagaallamayaan midkoodii u gudbi lahaa wareegga shanaad ee tartanka EFL Cup ama Carabao Cup, kaas oo ay hore iskaga sii xaadirisay Tottenham oo rikoodheyaal kusii garaacday Chelsea.Garoonka Amex Stadium ayaa mar kale hoy u noqonaya Brighton iyo Man United toddobaad gudihii, waxaase ay kooxda martida…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More