Goormaa ayaa la qabanayaa isku aadka wareega group-yada Champions League?Isku aadka wareega group-yada Champions League waxaa la qabanayaa maanta oo Khamiis ah saacada geeska Afrika marka ay tahay 6pm waxaa lagu qaban doonaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland, shabakada Laacib ayaa si toos ah idiin kugu soo gudbin doona isku aadka haddii uu Eebe idmo.Waa Kuwee kooxaha ka qeyb galaya isku aadka?Spain (4): Real Madrid, Barcelona, Atlético de Madrid, SevillaEngland (4): Liverpool, Manchester City, Manchester United,…