Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Chelsea Oo Gurigeeda Ku Xasuuqday Crystal Palace, Saxiixooda
Chelsea ayaa ku soo noqotay wadada guusha iyadoo 4-0 ku xasuuqday kooxda Crystal Palace oo marti ugu aheyd Stamford Bridge xilli saxiixooda cusub Ben Chiwell uu wacdarro dhigay kulankiisii ugu horeysay ee Premier League ee uu Chelsea u safto.Ben Chilwell ayaa kulankiisii ugu horeysay ee Premier League ee Chelsea waxa uu isku darsaday gool iyo caawin halka Jorginho uu isna labo rigoore u saxiixay kooxda Chelsea iyadoo sidoo kale Kurt Zouma uu shabaqa soo taabtay.Guushaan ayaa ka dhigan in Chelsea ay wadada guusha ku soo…
How the pair match before Leeds’ meeting with Man City
The second weekend in April has thrown up one of the Premier League's most exciting matches in the excavation, with Marcelo Bielsa's Leeds United hosting Pep Guardiola's Manchester City.The odd Bielsa has masterminded Leeds' long-awaited return to top flight, plays an exhausting style of football and makes headlines off the pitch with his various eccentricities.Matchday vs Manchester City!⚽️ #LUFC VS #MCFC? | ELLAND-VÄGEN? | 17:30 Bielsa vs Guardiola, in a huge match at home! Who is excited? ⚪️…
Miyuu Jadon Sancho Xilli Dambe Borussia Dortmund Ku Cadaadin
Da’yarka kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa ah mid uu qorshe uga yaalo haddii uu doonayo inuu kooxdaas ku qasbo inay xilli dambe u fasaxdo inuu ku biiro Manchester United maalmaha ugu dambeeya suuqa xagaagan.Man United ayaa gudaha Usbuucan dalab cusub ka gudbisay Sancho kaas oo ahaa 73 Milyan oo qadin ah iyo waliba shuruudo ugu dambayn heshiiska 91 Milyan oo Pound gaadhsiinaya.Si kastaba, dalabkaas ayaa noqday mid aad uga hooseeya lacagta 108-da Milyan ee Pound ah ee ay Dortmund ku doonayso da’yarkeeda, United…
Ii Fasaxa!! Xiddig Chelsea Ah Oo Doonaya Inuu Jose Mourinho
Daafaca dhexe ee kooxda Chelsea ee Antonio Rudiger oo bixitaan lala xidhiidhinayo ayaa la sheegayaa inuu doonayo inuu ku biiro kooxda ay London kasoo wada-jeedaan kuna xifaaltamaan Blues ee Tottenham.Rudiger ayaa hoos uga dhacay xulashada tababare Frank Lampard isaga oo aan kusoo baxayn liisaska kulamada kooxdiisa tan iyo markii uu bedel aan la isticmaalin ka noqday kulankii ay kooxdiisu la yeelatay Brighton toddobaadkii furitaanka.27 sano jirkan ayaa la filayaa inuu markale seegi doono kulanka ay Chelsea maanta Stamford…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea vs Crystal Palace –
Kooxda Chelsea oo doonaysa inay kasoo kabato dib u dhacyo ay lasoo kulmaysay kulamadii ugu dambeeyay ayaa gegideeda Stamford Bridge ku qaabilaysa kooxda ay London kasoo wada-jeedaan ee Crystal Palace oo marti u ah.Chelsea ayaan guul soo arag saddexdii kulan ee ugu dambeeyay iyagoo laba guuldarro kala soo kulmay Liverpool iyo Tottenham halka ay bar-bardhac lasoo galeen kooxda horyaalka ku cusub ee West Bromwich Albion.Dhinaca kale Crstal Palace oo labadii kulan ee hore ee Premier League guuleysatay ayaa toddobaadkii hore…
Inkaarta Dhaawacyada Real Madrid Oo Sii Socota, Xiddig Lagu
Daafaca midig ee kooxda Real Madrid ee Alvaro Odriozola ayuu soo gaadhay dhaawac qalbi jab ku ah kooxdiisa oo hore u shaacisay dhaawaca xiddigii ay Odriozola isku booska ahaayeen ee Dani Carvajal.Real Madrid ayaa shalay uun warbixin rasmi ah kasoo saartay dhaawaca Carvajal waxaana ay taageerayaasha kooxdeedu filanayeen in Odriozola uu booskiisa sii buuxin doono mudada uu ka maqnaanayo Carvajal garoomada oo laba bilood lagu sheegay.Sida ay haatan shaacisay Real Madrid, Alvaro qudhiisa ayaa ku biiray liiska xiddigaha dhaawacan…
Paolo Maldini Oo Magacaabay SADDEXDII Ciyaartoy Ee Uu Ugu
Halyeygii difaaca AC Milan iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Paulo Maldini ayaa shaaciyey magacyada ciyaaryahannadii uu ugu necbaa waqtigii uu ciyaartoyga ahaa, waxaanay yihiin xiddigo waaweyn oo joojintooda iyo xakamayntooduba ay aad ugu adkaatay.Maldini oo ay da’diisu tahay 52 jir, waxa uu ku jiraa difaacyahannada ugu fiicnaa taariikhda kubadda cagta, waxaanu cimriqiiga ku dhamaystay AC Milan oo bilow illaa dhamaad uu soo dhex-taagnaa.Muddadii dheerayd ee uu ciyaartoyga ahaa, waxay iska hor yimaaddeen ciyaaryahanno badan oo…
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Sadio Mane Oo Uu Ku Dhacay
Xiddiga Liverpool ee Sadio Mane ayaa la geliyey karantiil markii laga helay xanuunka Korona Fayras sida ay kooxdiisu shaacisay xalay, waxaanu noqday ciyaartoygii labaad ee Reds ka tirsan ee uu Korona Fayras ku dhaco.Thiago Alcantara ayaa toddobaadkii hore uu xanuunkani ku dhacay, waxaanu seegay labadii kulan ee Arsenal ee Premier League iyo Carabao Cup, laakiin waxa haddana war xun usoo yeedhay tababare Jurgen Klopp oo lagu wargeliyey in Sadio Mane uu isagana ku dhacay xanuunkani.Sadio Mane iyo Thiago ayaa labaduba maraya…
Hordhac: Leeds United vs. Man City
Leeds United oo wadata maskaxdeeda tababare Marcelo Bielsa ayaa sugaysa in Elland Road ay ugu timaaddo Manchester City oo kulankeedii ugu dambeeyey guul-darro weyn oo 5-2 ah ay usoo xambaarisay Leicester City oo waliba marti u ahayd.City oo dhawr saxeex samaysay intii uu suuqa iibku furnaa, ayaa labadii kulan ee ay ciyaartay horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxay guuleysatay hal mar oo kaliya, ciyaarta labaadna waa midda fadeexaddu kasoo gaadhay ee Leicester ku burburisay, taas oo ka dhigan in kaliya saddex…
Xiddigii Labaad Ee Weyn Ee Liverpool Oo Laga Helay Cudurka
Sadio Mane ayaa laga helay cudurka Korona Fayras, wuxuuna seegi doonaa kulanka Premier League ee ay Axada la ciyaari doonaan kooxda Aston Villa.
Xiddiga reer Senegal oo 28 sanno jir ah ayaa noqday xiddigii labaad ee Liverpool ee uu ku dhaco Koorna Fayras iyadoo uu sidoo kale ku dhacay saxiixa cusub Thiago Alcantara.
Labada xiddig ayaa seegi doona kulanka Premier League ee Aston Villa ee Axada iyadoo Thiago uu seegay kulankii Carabao Cup ee ay guuldarada ka soo gaartay Arsenal Khamiistii.
Liverpool ayaa xaqiijisay in…