Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Liverpool Oo Gurigeeda Ku Gumaaday Arsenal, Diogo Jota Oo

Liverpool ayaa gurigeeda ku garaacday Arsenal oo ay ku dubteen 3-1 kulan xiiso lahaa oo ka dhacay garoonka Anfield iyo Diogo Jota uu furtay akoonkiisa goolasha Liverpool kulankiisii ugu horeysay ee Premier League ee Liverpool.Arsenal ayaa goolka ku hormartay ka dib markii uu u saxiixay Alexander Lacazette laakiin Liverpool ayaa soo laabasho degdeg ah sameysay ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Sadio Mane iyo Andy Robertson ka hor inta uusan Diogo Jota oo bedel ku soo galay dhamaadkii ciyaarta uusan dilin ciyaarta isagoo…

Frank Lampard Oo U Jawaabay Jose Mourinho Ka Dib Cabashadii

Tababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa soo jeediyay in jadwalka kulamada Tottenham inuusan ka adkeyn kooxaha kale inkastoo uu Jose Mourinho cabasho ka muujiyay kulanka Carabao Cup.Spurs ayaa ku bilaabatay xilli ciyaareedka inay dheelaan kulamo badan oo isku xigxiga, iyadoo ciyaaraya afar kulan oo Premier League ah, seddex kulan oo isreebreebka Europa League ah iyo labo kulan oo koobab maxaliga ah inkastoo kulankoodii wareega 3aad ee Carabao Cup ee ay la ciyaari lahaayeen Leyton Orient la kansalay ka dib markii Korona Fayras…

Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Jurgen Klopp Uga Soo Tagay Thiago

Dad badan ayay lama filaan ku noqotay inay shaxda Liverpool ka waayaan saxiixooda cusub Thiago Alcantara kaasoo wacdarro dhigay kulankio Chelsea ee isbuucii la soo dhaafay.Thiago ayaa bedel ku soo galay qeybtii labaad ee kulankii Chelsea isagoo bedelay Jordan Henderson oo dhaawac ku baxay kulankaas.Xiddiga khadka dhexe ee reer Spain ayaa inkastoo uu garoonka ku jiray 45 daqiiqo waxa uu hadana jabiyay rikoodhka baasaska ee kulan Premier League ah.Madaama uu Jordan Henderson dhaawac ku seegayay kulanka caawa ee Anfield waxaa…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Arsenal – Klopp Oo Ka Soo

Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweyneysa Arsenal iyadoo kulankaan si weyn loo wada sugayo.Labada kooxood ayaa sidii ugu fiicneyd ku bilowday xilli ciyaareedka. Arsenal ayaa xilli ciyaareedka ku furtay 3-0 oo ay kaga badiyeen Fulham ka hor ibta uusan nasiib saacidin oo ay 2-1 ku dardarin West Ham.Liverpool nasiibka ayaa saaciday kulankeedii ugu horeeyay xilli ciyaareedkan iyagoo si dirqi ah uga badiuay Leeds kulan todoba gool la iska dhaliyah laakiin waxag isbuucii hore guul raaxo ah ka gaareen…

Khabiir Saadaaliyay Kooxda Ku Guuleysan Doonta Premier

Liverpool ayaa mar kale la carari doonta koobka horyaalka Premier League ka dib markii Manchester City la garaacay shalay, sida uu saadaaliyay khabiirka kubada cagta Ingariiska Graeme Souness.Inkastoo xilli ciyaareed uu socdo kaliya seddex isbuuc, khabiir Souness ayaa durbaba arki kara ku celiska xilli ciyaareedkii la soo dhaafay markaasoo kooxda Jurgen Klopp ay hogaanka horyaalka qabatay xilli hore islamarkaana ku guuleysatay xilli hore.Hadalkiisa ayaa imaanaya ka dib natiijooyin lama filaan ah oo ay heleen kooxaha waa weyn…

Ousmane Dembele Oo Soo Celiyay Dhaqan Xumadiisa & Falkii Ugu

Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa mar kale ku kacay dhaqan xumada uu ku caan baxay isagoo ka soo daahay tababarkii maanta islamarkaana xarunta tababarka yimid isagoo gaari kaxeynaya xilli uu taleefan isticmaalayay.Wargeyska Deportes Cuatro ayaa soo bandhigay muuqaal ay duubeen oo muujinaya xiddiga Faransiiska oo 15 daqiiqo ka soo daahay tababarka kooxda inkastoo tababare Ronald Koeman lagu waramayo inuu ku amray ciyaartoydiisa inay saacad ka soo hormaraan waqtiga tababarka.Wargeyska ayaa sheegaya inay tani tahay…

Mikel Arteta Oo Shaaciyay Inuu Meel Iska Dhigayo Qaab

Tababare Mikel Arteta ayaa sheegay inuu meel iska dhigi doono qaab ciyaareedkii looga bartay Arsenal si uu u soo gabagabeeyo qarowga ay ka soo qaadaan Anfield mar walba.Gunners ayaa laga soo dhaliayy 30 gool sideedii kulan ee ugu danbeysay ee ay booqdeen Liverpool, mana aysan ku badinin garoonkaas tan iyo sannadkii 2012 markaasoo uu Arteta garoomada ku jiray.Laakiin waxay ku garaaceen kooxda Jurgen Klopp garoonka Emirates bishii July halka ay bishii hore rigoore uga qaadeen koobka Community Sheild.Labada jeerba, Arteta wuxuu…

“Mid Dadka Ayuu Qaniinaa, Midna Wuu Dagaalamaa” – Diego

Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa sheegay inuusan fahamsaneyn sababta ay Barcelona u ogolaatay in Luis Suarez uu kooxda ka tago.“Waxaan helnay ciyaaryahan weyn, nasiib wanaag wuxuu ka soo tagay Barcelona” ayuu yiri Costa.“Ma garanayo sida koox sidaas oo kale ah ay ogolaan karto inuu baxo.“Ugu danbeyn, anaga ayay aad inoogu fiican tahay.“Wuxuu nagu caawinayaa goolashiisa, xamaasadiisa ciyaareed, baahida uu u qabo guusha iyo koobabka.”Dad badan ayaa isla dhexmarayay haddii Diego Simeone uu afka hore iska garab…

Guushii Manchester United Oo Keentay In Lagu Yeesho Lacag

Manchester United ayaa ku qasbanaatay inay bixiso lacag dhan £4.5 milyan oo Gini oo ku waajibtay markii uu Bruno Fernandes goolka guusha ka dhaliyey Brighton maalintii Sabtida, taas oo ciyaarta oo dhamaatay rikoodhe loo dhigay Red Devils.United ayaa guusheedii ugu horreysay ee xili ciyaareedkan ka gaadhay Brighton oo ay kaga adkaatay 3-1, laakiin waxay libintani usoo jiidday dayn lacageed oo dhan £4.5 milyan oo Gini oo ay u shubayso kooxda reer Portugal ee Sporting Libson.Sida uu dhigayay heshiiskii Manchester United ay kula…

Real Madrid Oo Warbixin Kasoo Saartay Dhaawaca Toni Kroos &

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa si rasmi ah u shaacisay in xiddigeeda khadka dhexe ee Toni Kroos uu dhaawac muruqa ahi kasoo gaadhay kulnakii ay 3-2 kaga adkaadeen Real Sociedad ee Sabtidii toddobaadkan.Kubbad-sameeyaha reer Germany ayaa ciyaarta ka baxay dhamaadkii qaybta hore, waxaana lagu soo beddelay Luka Modric, laakiin Zinedine Zidane ayaan awoodi doonin inuu helo adeegga ciyaareed ee 30 jirkan muddo usbuucyo ah.Toni Kroos oo muhiim u ah Real Madrid, booskiisana aanu gorgortan gelin ayaa ku biiray liis dheer oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More