Luis Díaz Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Liverpool

xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Luis Díaz ayaa ka hadlay wararka ku saabsan mustaqbalkiisa.

Luis Díaz ayaa xiiso ka helaya kooxaha PSG Iyo Barcelona kuwaas oo doonaya saxiixiisa suuqa xagaagan.

Laakiin Luis Díaz ayaa fariin u diray kooxaha doonaya saxiixiisa.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay Liverpool, Liverpool waa koox weyn, waligey waxaan doonayay inaan halkaas ka ciyaaro, sidaas darteed aad ayaan u faraxsanahay”.

“Kama fikirayo wax kale”.

Diaz ayaa ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican Liverpool tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More