England, France, Spain Mise Italy? Xulka Guulaysan Doona Tartanka Euro 2024 Oo La Saadaaliyay.

Xulka qaranka England ayaa loo saadaaliyay in ay ugu dambayn ku guulaysan doonaan tartanka EURO 2024.

Tartanka EURO 2024 ayaa bilaaban Oona todobaadka ambe iyada oo xulka Germany ee marti galinaya tartanka la ciyaari doono xulka Scotland.

Ka hor bilaabashada tartanka EURO 2024 waxa la sameeyay aadaalin ku saabsan xulka ku guulaysan doona tartanka sanadkan.

Ka hor bilaabashada tartanka Supercomputer ayaa saadaaliyay xulka ku guulaysan doona tartanka Euro 2024 sanadkan.

Xulka England ayaa 19.9% loo saadaaliyay in uu ku guulaysan doono tartanka Euro 2024 ee sanadkan.

Waxa ku xiga xulka France oo 19.1% loo saadaaliyay in ay ku guulaysan doonaan tartanka Euro 2024.

Xulka Germany ee marti galinaya tartanka ayaa 12.4% loo sadaaliyay in y ku guulaystaan tartanka.

Xulka Spain ayaa isaga 9.6% loo saadaaliyay ku guulaysiga tartanka Sanadkan.

Xulka difaacanaya tartanka ee Italy ayaa kaliya 5% loo saadaaliyay in ay ku guulaystaan tartanka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More