DEG-DEG: Leny Yoro Oo Niyad Jabiyay Kooxaha Doonaya Saxiixiisa.

Xiddiga kooxda Lille ee Leny Yoro ayaa ku war galiyay Real Madrid in uu doonayo in uu ku biiro iyaga.

Leny Yoro oo 18 sano jir ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxaha ugu waaweyn ee qaarada yurub.

Liverpool, Man United, PSG ayaa ka mid ah kooxaha xiisaha u qaba saxiixa xiddiga.

Si kasta ha ahaatee xiddiga ayaa iska diiday dhamaan kooxaha doonaya saxiixiisa isaga oo doortay Real Madrid.

Sida laga soo xigtay Mario Cortegana, Leny Yoro Ayaa kooxaha doonaya u sheegay in uu ku wajahan yahay Real.

Xiddiga ayaa kooxda Los Blancos u sheegay in uu kaliya doonayo in uu ku biiro iyaga.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More