Arsenal Oo Xaqiijisay 22 Xiddig Oo Ka Tagay Kooxda

Arsenal ayaa xaqiijisay inay fasaxday 22 ciyaartoy kadib markii uu dhamaaday heshiiskooda kadib dhamaadkii xilli ciyaareedka.

Xiddigaha la fasaxay waxa u badan xiddigo da’yar ah oo ka soo baxay Akademiyada kooxda.

Laakiin waxa ku jira xiddigo magac leh kuwa laga fasaxay kooxda ee isaga tagay.

Xiddiga Mohamed Elneny ayaa hogaaminaya xiddigaha laga fasaxay kooxda Arsenal kadib markii uu dhacay heshiiskiisu.

Xiddiga Cedric Soares ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha isaga tagay kooxda Arsenal.

Qoraalka Arsenal ayaa lagu yiri: ‘Waxaan u mahadcelineynaa dhamaan ciyaartoyda naga tagay wax qabadkooda kooxda. Mar walba waxaad ka mid noqon doontaa qoyska Arsenal, waxaana kuu rajeyneynaa caafimaad iyo farxad mustaqbalkaaga”.

Mauro Bandeira

Omari Benjamin

Luis Brown

Catalin Cirjan

Noah Cooper

Sabrina D’Angelo

Henry Davies

Ovie Ejeheri

Mohamed Elneny

Taylor Foran

Hubert Graczyk

James Hillson

Henry Jeffcott

Tyreece John-Jules

Alex Kirk

James Lannin-Sweet

Kaylan Marckese

Vivianne Miedema

Arthur Okonkwo

Kamarni Ryan

Cedric Soares

Kido Taylor-Hart

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More