Alan Shearer Oo Xushay Shaxda Ay Tahay In Uu Xulka England Kaga Qayb Galo Tartanka Euro 2024.

Alan Shearer Oo Doortay Shaxda Uu Doonayo In Uu Xulka England Ku Ciyaaro Tartanka Euro 2024.

Alan Shearer ayaa shaaca ka qaaday xulka England ee uu dooran lahaa hadii uu hogaamin lahaa xulka saddexda libaax ee Euro 2024.

Gareth Southgate iyo 26-ka ciyaaryahan ee xulka England ayaa u safraya Germany isniinta ka hor kulanka furitaanka Euro ay la ciyaarayaan Serbia axada.

Kadib kulankooda furitaanka ee Euro 2024 ee Serbia, xulka England ayaa dareenkooda u jeedin doona kulamada xiga ee Denmark iyo Slovenia.

ka hor bilaabashada tartanka Euro 2024, Shearer ayaa soo xushay shaxda uu xulka England kaga qayb galayo tartanka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More