Musharixiinta Doorashada 20/21 oo maanta ka tashaya sida ay

Maanta oo Sabti ah kuna beegan 21-ka November 2020 waxaa Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka wadatashiga Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya Doorashada 20/21 oo soconaya 21-ka ilaa 23-ka November 2020. Qodobada ay ka tashanayaan Musharixiinta waxaa kamid ah: Sidii ay u xoojin lahaayeen kulamadii ugu dambeeyay ee dhexmaray si ay u yeeshaan go’aan mideysan oo ay ku wajahayaan Doorashada 20/21 oo bisha December bilaabaneysa sida qorshuhu yahay. Sidoo kale waxa ay ka…

Tedros Adhanom oo iska fogeeyay in uu taageera Militari

Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee loosoo gaabiyo WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya oo ah  in uu taageera Militari siiyay Ismaamulka Tigray. Tedros oo qoraal soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay dhaliisha dusha laga saaray, isaga oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo xiisadda Dowladda Federaalka Itoobiya & Ismaamulka Tigray. Sababta loo eedeeyay ayaa ah in uu kasoo…

Uganda oo sheegtay in ammaanka Xarunta DG Koofur Galbeed uu

Dowladda Uganda & Militariga Soomaaliya ayaa wadajir gacanta uga haya ammaanka Magaalo Xeebeedka Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhanka kale ah Caasimadda DG Koofur Galbeed, Inkasta oo uusan ku shaqeyn maamulka. Uganda ayaa sheegtay in wadajirka Ciidamada Qaranka Soomaaliya & kuwa UPDF-ta ay suuragelisay in ammaanka Magaalada Baraawe oo heerar kala duwan soo maray haatan uu noqdo mid wanaagsan oo aad loo hubiyo. Taliyaha kooxda 29-aad ee Ciidamada Uganda Edward…

Gantaallo markale lagu garaacay Caasimadda ismaamulka

Warbaahinta ku hadashay ismaamulka Amxaarada ayaa baahisay in xalay dhowr Gantaal lagu garaacay Magaalada Bahir Dar oo Caasimad u ah ismaamulkaas, inkasta oo aysan soo bandhigin waxyeelo ka dhalatay. Mas’uuliyadda ugu weyn waxaa dusha laga saarayaa ismaamulka Tigray oo horay u sheegtay Gantaallo sidaan oo kale lagu tuuray Magaalada Bahir Dar todobaadkii hore, mana la sheegin khasaare ka dhashay. Qalqal & kala carar ayaa ka dhashay markii la maqlay daryanka Gantaallada sida…

Kuuriyada Koofureed oo sanad u kordhisay la dagaalanka

Guddiga Difaaca Golaha Amniga Qaranka ee Kuuriyada Koofureed ayaa maanta oo Jimco ah ogolaaday in waqti kordhin loo sameeyo askarta Xukuumadda Seoul ee la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida & saraakiisha tababarada taageerta Imaaraatka Carabta. Qaraar waqti kordhin ah oo loo gudbiyay Guddiga Baarlamaanka ayaa la ansixiyay, waxaana sidaas loogu waqti dheereeyay howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda ee ka socda Gacanta Cadmeed & marinta Hormoz. Askarta Koofurta Kuuriya…

Dhoolatuska Siyaasadeed & muranka Guddiga doorashada 20/21!

Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhoolatus Siyaasadeed oo ay murqadooda ku tijaabinayaan musharixiinta daneyneysa doorashada 20/21, kadib kulamo kala duwan oo dalka dibaddiisa kusoo qaateen. Qaar kamid ah Siyaasyiinta musharixiinta ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo qul-qulayay Muqdisho, qaar ayaa shalay yimid, halka maanta & maalmaha soo socda ay kusoo wajahan yihiin Caasimadda shaqsiyaad kale. Musharixiintu, Inkasta oo ay dhaliilsan yihiin xubnaha Guddiga…

DG Galmudug oo ku guuleysatay kala qaadista Maleeshiyo

Sawir hore DG Galmudug ayaa ku guuleysatay in ay kala qaado maleeshiyo beeleed dagaal ku dhexmaray Deegaanno hoostaga Xananbuure & Caabudwaaq iyo xal ka gaarista dilal aanooyin ah oo dagaalkaas ka dhashay. Mas’uuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Gudodomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-Qorow ayaa ku qanciyay Odoyaasha labada beel in ay kala qaadaan maleeshiyaadka. Golaha waxaa kale oo ku sugnaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga…

Ciidanka AMISOM oo furay rasaas Dhimasho & Dhaawac u

Saiwr hore 8-dii, dhowr iyo toban Daqiiqo saakay waxa uu qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax & Masjidka Turkiga Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa geeriyootay, halka tiro kale ay dhaawacmeen, kadib markii ciidamada AMISOM Qarax kadib ay rideen rasaas xooggan oo qaarkood dadka deegaanka guryahooda ugu tagtay. Goobjoogayaal la hadlay Axadle ayaa sheegay in Ciidamada Burundi ay rideen Qoryaha loo…

Guddiga KMG ah ee diyaarinta Warbixinta Covid-19 oo u yeeray

Guddiga KMG ah ee Golaha Shacabka BFS u wakiishay warbixin kasoo diyaarinta Xaaladda Covid-19 ee Soomaaliya, tallaabooyinka la qaaday & dabagalka deeqihii gacanta Xukuumadda ku dhacay ayaa ka fadhiistay qorshe howleedka laga sugayo. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 9-ruux ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana ay go’aamiyeen in loo yeero Hay’adaha Caafimaadka Dowladda Federaalka ee qabtay shaqada la xiriirta Coronavirus. Guddiga ayaa doonaya in ay…

Maxaa ka jira in Militariga Mareykanka uu iibsaday Muslim

Militariga Mareykanka ayaa la ogaaday in uu iibsaday App la degsaday ku dhawaad 100 Milyan oo jeer, waxaana isticmaalkiisa u badan dadka muslimiinta ah ee kala jooga guud ahaan caalamka. Xog baaris la sameeyay waxaa lagu ogaaday in Isniintii todobaadkaan la kashifay sirka ka dambeysa in Mareykanka uu iibsaday App-kaan, sababta ka dambeysay iyo waxa uu qabto ee sababta u ah in Xukuumadda Washington faraha la gasho. Wargeyska Motherboard ayaa sheegay in uu wareystay dad kala…